JAMAL social media

🇺🇸🇮🇷 Iran oo weerar-celis ku qaaday MareykankaIran ayaa ka jawaabtay weerarrada Mareykanka ee lagu beegsaday xeryaha gan...
01/09/2026

🇺🇸🇮🇷 Iran oo weerar-celis ku qaaday Mareykanka

Iran ayaa ka jawaabtay weerarrada Mareykanka ee lagu beegsaday xeryaha gantaallada, iyadoo gantaallo iyo diyaarado is-wada u dirtay bartilmaameedyo ku yaalla dalalka Carabta.

IRGC ayaa sheegtay inay soo ridday MQ-9 Reaper-kii 50-aad ee Mareykanka, iyadoo qiimaha midkiiba lagu sheegay $34 milyan.

⚠️ Tirada 50-ka waa sheegasho Iran ah oo aan weli si madax-bannaan loo xaqiijin.

24/08/2026

Hassan Sheikh Mohamud umada yaa kacelsha

23/08/2026

Waa sidee Moqdisho iyo xaalkeeda. Hassan Sheikh Mohamud
Somalia 🇸🇴

Weerar Siyaasadeed?Duqeyntii Israa’iil ka fulisay waqooyi-galbeed Suuriya waxay u muuqataa inay ka weyn tahay weerar mil...
20/08/2026

Weerar Siyaasadeed?
Duqeyntii Israa’iil ka fulisay waqooyi-galbeed Suuriya waxay u muuqataa inay ka weyn tahay weerar militari oo keliya. Israa’iil waxay sheegtay inay ka hortagayso joogitaan ciidan oo Turkigu ku yeelan lahaa goobta, halka Turkiga iyo Suuriya ay arrintaas beeniyeen.
Marka la eego xiisadda sii kordheysa ee Israa’iil–Turkiga iyo mustaqbalka Suuriya, waxaa muuqata in duqeyntu ay sidoo kale ahayd fariin siyaasadeed oo Ankara loo diray.

Madaxweynaha somalia 🇸🇴 Hassan Sheikh Mohamud ayaa warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjirayaal.Danjire Mohamed Alim – Al...
19/08/2026

Madaxweynaha somalia 🇸🇴 Hassan Sheikh Mohamud ayaa warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjirayaal.

Danjire Mohamed Alim – Algeria 🇩🇿
Danjire Joao Alfredo Dos Anjos – Brazil 🇧🇷
Danjire Dr. Adarsh Swaika – India 🇮🇳
Danjire Dr. Madou Diallo – Mali 🇲🇱
Danjire Aung Min Oo – Myanmar 🇲🇲
Danjire Danlami Ibrahim – Nigeria 🇳🇬
Danjire Aqsa Nawaz – Pakistan 🇵🇰

17/08/2026

Hassan Sheikh Mohamud oo kusii jeeda dhinaca Puntland

16/08/2026

Shacabka Moqdisho iyo Hassan Sheikh Mohamud ayaa wali isku heesta dhulka Moqdisho

14/08/2026

Ma ogtahay iney dalka laga badbaadshay balaayo.

09/08/2026

Heshiiskii Turkey 🇹🇷 Pakistan 🇵🇰 Saudi 🇸🇦 ma quseeyaa Khilaafka udhaxeeye Xuuti iyo Saudi Arabia.

21/07/2026

Xaalada bariga dhexe oo iskubadaleyso

Address

Kloof Street
Plettenberg Bay
6600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JAMAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share