02/09/2026
Filtu:
Biyo la'aanta magaalada xarunta u ah gobol dhan hadana dhafoorkaas leh waxaa sabab u ah shirkad ka bilaabato degmooyinka gobolka kuna dhammaata Maxamed shaalle, Maxamed Maxamuud iyo masuuliyiinta kale ee gobolka ku matala deeganka.
ama rafo hadaad doonto ama qoys qoysnimaba ku difaac xaqiiqada jirta qandaraskaas inuu go' lama rabo.