DALKA, DADKA IYO DANTA

DALKA, DADKA IYO DANTA "Adiga oo Ilaahay Aamminsan, haddana arigaaga oodo." 🙏 Handsome, Polite and Gentleman

21/07/2025

✅️

21/07/2025

Meesha uu Garaad jaamac garaad Cali kamaqanyahay Ee uu ergo ahaan ufadhiyo , maxa laga filan karaa ?

Waa Markii Uhoreysay oo aan Aragno Marxuun ( Hamza Abdi Barre  ) Marxuun kale uduceynaaya Allaha uwada Naxariistee 🤲🤲
30/06/2025

Waa Markii Uhoreysay oo aan Aragno Marxuun ( Hamza Abdi Barre ) Marxuun kale uduceynaaya Allaha uwada Naxariistee 🤲🤲

Waxaan guud ahaan qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed, uga tacsiyeynayaa geerida ku timid Alle ha u naxariistee Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud,oo soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad Dowlad-goboleedka Jubbaland,oo ahaa oday Soomaaliyeed oo door weyn ka soo qaatay nabadda, dib-u-heshiisiinta, wadajirka iyo dhismaha dowladnimada.

Marxuumku waxa uu ahaa tiir dhexaad had iyo goor u taagnaa ka shaqeynta midnimada, wadajir bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Jubbaland iyo sidii ay u heli lahaayeen nabad waarta iyo dowladnimo sal-adag.

Waxaan Alle uga baryayaa marxuumka in uu ka waraabiyo naxariistiisa Jannatul Firdows, ehelka iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Address

Newcastle, NSW

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DALKA, DADKA IYO DANTA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share