Talo Brother

Talo Brother Aamus naanto waa xikmad iyo awood description

03/10/2022

ilaahow hadan idinka yelo casho bari iga dhig kulahaa 😀

24/09/2022

Qoladii Al Shabaab way Qoomameynayaan, Khasaaraha gaarayna waa mid aysan qari kareyn.

Basra Xaashi Jees.

24/09/2022

socdaal iyo shiq u suuli

17/07/2022
23/01/2022

Oday shaxaariya 😀

27/09/2021

Jaceylku maleh faqiir iyo taajir

Dagaalyahanada Taliban ayaa si xun u garaacay labo wariye oo ree Afgaanistaan, kuwaaso tabiyay dibad baxyo ay haweenku d...
09/09/2021

Dagaalyahanada Taliban ayaa si xun u garaacay labo wariye oo ree Afgaanistaan, kuwaaso tabiyay dibad baxyo ay haweenku dhigayeen oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magalada Kabul.

Dumarka dibad baxyada dhigayay ayaa ku andacoonayay iney raadsanayaan xaqooda iyagoo dhinaca kale ku eedeynaya Taalibaanka kuwo ku tumanaya Xuquuqda haweenka Isla markaana cabudhinaya.

Taalibaanka ayaa dhankooda sheegay in haweenka Ree Afgaanistaan aan loo ogolaan doonin iney raadiyaan xaq iyo xuquuq aysan Diinta Islaamku siin.

23/08/2021

DEG DEG

Odayasha dhaqanka beesha xawaadle oo warbahinta lahadlay aya shegay in xalada magalada baledweyn aay tahay mid dagan ka dib kuluma kale duwan oo aay laqaten maamulka gobalka iyo cidamada badbaadada gobalka hiiraan kuwaas oo aay kala hadlen in aay xalada dajiyen.

Odayasha xawadle aya shegay in magalada baledweyn usan iman karin Ali gudlawe madaba xaquuqdii gobalka hiiraan ududsiyey shabellaha dhexe.

DEG DEG Naima Awees oo Ah Gabar Da.yar Aya lagu Dilay Xaafada Qabuuraha Ee Tarbuun ka Naciima Aya madaxa Bastoolad ugu d...
14/08/2021

DEG DEG Naima Awees oo Ah Gabar Da.yar Aya lagu Dilay Xaafada Qabuuraha Ee Tarbuun ka Naciima Aya madaxa Bastoolad ugu dhacday Kadib markii Gabdho is Dagalaaye Kala cilineesay😭

shaqsiga Dilka Geestay Aya Goobta is kaga baxsaday Kadib Markii xabad sharci Darro Ah oo ku Riday

sidda ay ixaqiijiyeen Ehelada Gabadhaan Ninka In uu la.ahaa Daris

allah u Naxariisto walasheen Aan u Duceyno

share dheh

Degmadda deyniile.labo kamid ah tuugada dadka dhaca ugeysan jiray ayaa saakay lagu dilay degmada deyniile gaar ahaan xaa...
14/08/2021

Degmadda deyniile.

labo kamid ah tuugada dadka dhaca ugeysan jiray ayaa saakay lagu dilay degmada deyniile gaar ahaan xaafada gubta.

27/04/2021

Safiyo tusmo oo muuqal dhameystiran laga soo gudbiyay waa sheeko kle

14/04/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa Xuska Maalinta Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed la qaatay Ciidanka ku sugan jiidda dagaalka ee Awdheegle.

Adres

Somme-Leuze

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Talo Brother nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen