Qiso iyo Xaraabo

Qiso iyo Xaraabo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qiso iyo Xaraabo, Toronto, ON.

Vacation Time 💥
06/19/2024

Vacation Time 💥

Isha Xaasidka oo Qof ah.
04/11/2024

Isha Xaasidka oo Qof ah.

04/08/2024

Ninka Gaaban……🤣

04/06/2024

🤣🤣🤣

Fircoon wuxuu laayay kumanyaal rag ah isagoo ka baqaya inuu Nabi Muuse yimaado Çs , markuu Nabi Muuse yimidna wuxuu ku k...
10/18/2022

Fircoon wuxuu laayay kumanyaal rag ah isagoo ka baqaya inuu Nabi Muuse yimaado Çs , markuu Nabi Muuse yimidna wuxuu ku koriyay gurigiisa.

Qadarka Eebbe lama huraan weeye inuu fulo , ee is daji OO Allah talo saaro

10/14/2022

Drama queen oo vaar kale lugu soo qabtay🤣

Lana, waa haweenay u dhalatay dalka Maraykanka, waxay si qalbi furan gurigeeda ugu Soo dhawaysay Asxaabteeda oo Soo mart...
10/14/2022

Lana, waa haweenay u dhalatay dalka Maraykanka, waxay si qalbi furan gurigeeda ugu Soo dhawaysay Asxaabteeda oo Soo martiday.

is marxabbayn, Coffee wada cabid iyo sheeko Dheer kadib, Lana waxay jeclaystay mar hadii lakala sheeko dhamaystay in Saaxiibadeed ay dheelmadaan madama xiligii ay hurdada seexan jirtay la dhaafay.

lkn nasiib daro waxay sii joogeen ilaa saqdhaxe, Lana waxaa ka dhamaaday dulqaadkii waxayna Soo qaadatay qori, oo xabad bay dabada u qabatay ilaa ay kawada maydaan, Gabdhii waa lasoo qabtay Oo Xabsiga bay liin ku cabaysaa.

Iska ilaali inay sidaan oo kale kugu dhacdo, hadii aad cid booqtid haku daahin Lol

Address

Toronto, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qiso iyo Xaraabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qiso iyo Xaraabo:

Share