Kazani boy wad mahadsan tahay hadii aa isoo follow gareysay hadii kalana hada isoo follow gararee wll mcn 🇸🇴🇸

01/08/2026

Hamplyo Puntland

28/07/2026

Ciidanka birmadka oo mudug u soo ruqaansaday una taagan in ay cashar u dhigaan dadka gobalka mudug fara galinta ku wada waa wiilal meeshay soo galaan dambas oga taga guuleysta ciidankeygow

27/07/2026

Shabeelka mudug waa nagaaday samiir farxaan

21/07/2026

Amaanduulaha ururka labaad birmad police Puntland cabtan cabdulaahi maxamed [warfaa] iyo ciidankiisa ayaa gudanaaya shaqadoodii loo dhaariyay oo ay dadka dalka iyo diinta ugu adeegayeen ogana ilaalinayaan dadka caada qaatayaasha ah

18/07/2026

Xidigle cabduqaadir caydaruus [neyga] taliyaha kantaroonka bixin iyo ciidanka birmadka ayaa shaqadooda malin laha aheed kawada ka shaqeynaya kantaroolka bixin ee garoowe ayaga ku dadaalaya danta dadka iyo dalka iyo shacabkooda in ay xasilooni ugu nooladan ayna ka qabtan dadka bulshada khalkhalka ku wada kana hor imaanaya amniga dalka iyo musuqmaasuqa Puntland

10/07/2026

Hamplyo 1august Puntland guul 🇸🇱🫶

08/07/2026

Siciid abdulaahi dani

07/07/2026

Puntland ha guuleysato🇸🇱🥷✅

06/07/2026

Hugaamiyaha wanaagsani markii sargaal kale ka soo hoosbaxo wuu ku farxaa🇸🇱🥷💪

05/07/2026

Siciid cabdulaahi dani aabe hadalkaagu waa muqadis 🇸🇱💪🥷

Adresse

Democratic Republic Of The
KABTANAYUUB

Téléphone

+252907917275

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Kazani boy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager