Horn Channel TV

Horn Channel TV ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ก ๐—–๐—›๐—”๐—ก๐—ก๐—˜๐—Ÿ
An independent media platform delivering global news, updates from the Horn of Africa, and reliable breaking news.

23/04/2026
Roobab daad wata ayaa ku dhuftay Muqdisho, iyadoo ay jiraan khasaare soo gaaray guryaha iyo wadooyinka. Dad badan ayaa w...
23/04/2026

Roobab daad wata ayaa ku dhuftay Muqdisho, iyadoo ay jiraan khasaare soo gaaray guryaha iyo wadooyinka. Dad badan ayaa wajahaya biyo fatahaad iyo xaalado adag, iyadoo loo baahan yahay gurmad degdeg ah.

2 likes. " Dad badan ayaa wajahaya biyo fatahaad iyo xaalado adag, iyadoo loo baahan yahay gurmad degdeg ah."

02/04/2026

01/04/2026

Somalia waxay aad ugu dhaweyd Midowgii Soofiyeeti (Soviet Union)
Waxay ahaayeen saaxiibo siyaasadeed iyo mid militari.

24/03/2026

Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad milatari oo la sheegay in goordhaw ay ku dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

13/03/2026

DEG DEG: Min Sucuudi ilaa Cuman | Carabtii Oo Jilbaha Haysato IRN | Maanta Waa La Isku Dhamaaday.

12/03/2026

Saldhigyadii Sirdoonka Oo Cawa Weerar Ku Socdo, Shan RUUX Oo ISR Ay Raadineyso | Daawo Xogta

10/03/2026

โ€œCaawa Israel waxaa ku hoobanaya gantaallo sida roobka oo kale, iyadoo qaar ka mid ah nidaamyada difaaca hawada ay qaban waayeen dhammaan gantaallada.

09/03/2026

Weeraro waaweyn oo ka dhacay Beirut
Subaxnimadii maanta, qaraxyo waaweyn ayaa ka dhacay koonfurta Beirut, taasoo ka dhalisay burburka iyo qiiqa oo cirka u soo kacay.

Adresse

Egypt
Democratic Republic Of The
00000

Site Web

Notifications

Soyez le premier ร  savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Horn Channel TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisรฉe ร  d'autres fins, et vous pouvez vous dรฉsabonner ร  tout moment.

Partager