Qaaci TV Qaaci News
An independent media platform delivering global news, updates from the Horn of Africa, and reliable breaking news.

11/05/2026

Wararka laga helayo Caasimada galmudug ee dhusamareeb ayaa shegaya in ow xilka warejin diday Taliyihii xilka ay ka qaday dowlada somalia.

Faahfaahintii u horreysay ayaa laga helay jawaabta ay Iiraan ka bixisay soo jeedinta uu soo bandhigay Mareykanka , si lo...
10/05/2026

Faahfaahintii u horreysay ayaa laga helay jawaabta ay Iiraan ka bixisay soo jeedinta uu soo bandhigay Mareykanka , si loo soo afjaro dagaalka Iiraan, iyadoo wali ay halkeedii ku adkaysanayso Iiraan.

Sida ay baahisay Al Jazeera , waxay Iiraan gudbisay ;

• In wadahadal kasta uu xaqiijiyo si buuxda oo dhammeystiran cunqabateynta in looga qaado Iiraan.

• Iiraan waxay doonaysaa wadahadallada barnaamijkeeda nukliyeerka iyo marin-biyoodka Hormuz inay u baahanyihiin wada-xaajood aan hal mar dhacayn.

• Heshiis kasta waa inuu xaqiijiyo dagaalka si dhammeystiran in loo soo afjaro oo ay ku jirto weerarrada ka dhacaya Lubnaan.

•In la helo dammaanad caalami ah oo cad oo lagu xaqiijinayo fulinta heshiis kasta oo lala gaaro Mareykanka.

24/03/2026

Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad milatari oo la sheegay in goordhaw ay ku dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

12/03/2026

Saldhigyadii Sirdoonka Oo Cawa Weerar Ku Socdo, Shan RUUX Oo ISR Ay Raadineyso | Daawo Xogta

08/03/2026

Dab iyo qiiq ayaa ka kacay goob shidaal oo ku taal Fujairah, Emirate ka, kadib markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ay weerareen.

08/03/2026

Degdeg Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israel iyo Maraykanka oo bartilmaameedsaday keyd shidaal oo ku yaal caasimadda Tehran, iyagoo dhaliyay khasaare baaxad leh.

Adresse

Democratic Republic Of The
00000

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Qaaci TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager