Hamud Naasilo

Hamud Naasilo Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Hamud Naasilo, Politische Organisation, freidhofstrasse, Zürich.

24/08/2022
19/08/2022
18/08/2022

Mayorka MAGALADA LONDON iyo Tcsida Abwaan Hadraawi

ILLAAHAY NAXARIISTIISA JANO HA KA WARAABIYO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWIBal maansadan eeg cajiibka ah:Maansa...
18/08/2022

ILLAAHAY NAXARIISTIISA JANO HA KA WARAABIYO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWI

Bal maansadan eeg cajiibka ah:
Maansadii uu Hadraawi ku dardaarmay:-

Cishaday dellegan tahay,
Dalandool u tahay iil,
Godka loogu daadego,
Naftu way dayacan tahay;
Dulucdani nin nooloow,
Anna tayda doqonta ah,
Waa dardaarankeedii;

Qabrigaygu deyr ma leh,
Derbi iyo astaan ma leh,
Dugsashiyo ag-joog ma leh,
Dunbukh iyo salaan ma leh,
Damdam iyo aloos ma leh,
Iyo darammal luuq dheer,
Dab la rido ka waaweyn;
Ilmo layla daba galo,
Naxashkayga lagu dedo,
Duxi iima saarnee,
Yaan layga sii darin!
Yaan la ii dabbaal-degin!

Kol hadday dac-wadhan tahay,
Dembigeeda keydka ah,
Dibnaheedu qirayaan,
Lafahayga duugga ah,
Yaan dushooda lagu shirin,
Billad dahab ah lagu tolin,
Iyo taallo damac badan.
Qofka ii duceeyoow,
Rabbigay ku darajee,
Qofka iga ducaystoow,
Dummaddaada weeyaan.

Maansada: Dardaaran
Ereyada: Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi) AHN.

18/08/2022

Wasiir Sulup oo La Eryanayo

Adresse

Freidhofstrasse
Zürich
88900

Telefon

+41779675654

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hamud Naasilo erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen