Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Gobolka Zürich

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Gobolka Zürich Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Gobolka Zürich ,Switzerland
Waxeey u Adeegtaa Una Taagantahay Matalaada Shacabka Soomaaliyeed ee Kudhaqan Gobolka Zürich,Switzerland

17.11.2024 Doorashadii Xamaasada iyo Xiisaha laheed Gobalka Zürich iyo Guud ahaan Dalkan Switzerland Isbedel Bulshada So...
07/09/2026

17.11.2024 Doorashadii Xamaasada iyo Xiisaha laheed
Gobalka Zürich iyo Guud ahaan Dalkan Switzerland
Isbedel Bulshada Somaliyeed mahadisay Ayaa ka dhacay
Allah Bulshadeena Awooda wadajirka iyo Danta Guud
Allah ha fahansiiyo
❤️🇸🇴

Munaasabadii Maalmaha Xorriyadda Amb.Khadra Dualeh iyo Gudomiye Xidig Ubaxa Mustaqbalka ❤️Habiin Xasuus Mudan 05.07.2025...
05/09/2026

Munaasabadii Maalmaha Xorriyadda
Amb.Khadra Dualeh iyo Gudomiye Xidig

Ubaxa Mustaqbalka ❤️
Habiin Xasuus Mudan
05.07.2025
❤️🇸🇴

28/08/2026
Yacquub Siyaad kusoo Dhawaaw Switzerland,Gobalka Zurich ❤️🇸🇴
27/08/2026

Yacquub Siyaad kusoo Dhawaaw Switzerland,Gobalka Zurich ❤️🇸🇴

OgeysiisJaaliyada Somaliyeed ee Gobalka ZürichAsc walaalayaal  😊23.08.2026Malinta Axada/SonntagWaxaan bilaabeynaa Isbars...
19/08/2026

Ogeysiis

Jaaliyada Somaliyeed
ee Gobalka Zürich

Asc walaalayaal 😊
23.08.2026
Malinta Axada/Sonntag

Waxaan bilaabeynaa
Isbarshada Gabdhaha Somaliyeed
Qeybta 2,aad ee Sommerka inshallah

Kasoo qeyb gala walaalayaal inshallah

Fadlan wakhtiga ilaaliya waa mahadsantihiin

Waa ku faraxsanahay inaa idin aragno💕

18/08/2026

Garsore Omer Artan iyo Gudomiye Xidig ❤️🇸🇴💪🏿

Guuleyso Walaalkeyn Garsore Liban Cabdirisaq ❤️🇸🇴💪🏿🇩🇯
15/08/2026

Guuleyso
Walaalkeyn Garsore Liban Cabdirisaq ❤️🇸🇴💪🏿🇩🇯

Gudomiye Xidig ,Omer Artan iyo Geedi Sahan❤️🇸🇴💪🏿
15/08/2026

Gudomiye Xidig ,Omer Artan iyo Geedi Sahan❤️🇸🇴💪🏿

Jaaliyadda Switzerland Garab istaag ayey u muujiyeen Walaalkeyn Garsore Omer Artan❤️🇸🇴💪🏿
15/08/2026

Jaaliyadda Switzerland
Garab istaag ayey u muujiyeen
Walaalkeyn Garsore Omer Artan❤️🇸🇴💪🏿

Adresse

Kornhausstrasse
Zürich
8006

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Gobolka Zürich erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen