23/06/2023
ASALAAMU CALAYKUM DADKA SOOMALIYEED EE KU NOOL KÖLN/BONN IYO AGAGAARKEEDA.
SOO DHAWAADA AYAAN IDIN LEEYAHAY, PAGE KAAN WAXAA U SAMEEYEY INAAN ISKU CAAWINO QAASATAN SOOMAALIDA CUSUB EE DAGAN BONN IYO KÖLN AMA AGAGAARKOODA.
SIDAA LA SOCOTAAN SOOMALI BADAN AYAA DALKAN JARMALKA ISKA SOO DHIIBAY SANADADII U DAMBEEYEY, WAXAANA MACQUUL AH IN AY JIRAAN SOOMALI U BAAHAN CAAWINAAD OO DAGAN HAREERAHA KÖLN IYO BONN OO KU DHIBAN HADEE AHAAN LEHEED DHANKA LUQADDA AMA DHANKA SOO DHAWAYNTA.
WAXAAN DIYAAR U NAHAY INAAN CAAWINO SOOMALIDA U BAAHAN CAAWINAAD DHANKA LUQADDA AMA DHANKA SOO DHWAYNTA EE AGAGAARKA KÖLN IYO BONN KU NOOL.
SOO DHOWOW
WIXII TALO IYO TUSAALE AHNA WAAN SOO DHAWEENEENAA
🇸🇴❤️🇩🇪
WABILLAHI TOWFIIQ
W/Q MR. OOKIYAALE