29/11/2025
Abdisamad Aweis Sheikh
Waxaan halkan ku caddeynayaa si rasmi ah in Abdisamad Aweis Sheikh uu yahay shaqsi aan ku bartay dalka Kenya. Intii aan aqaanay, Abdisamad wuxuu leeyahay himilo sare iyo ujeeddooyin cad oo ku wajahan horumarinta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada iyo aqoonyahannada.
Abdisamad waa nin ku dhiirran horumarinta qaranka, wuxuuna aaminsan yahay in isbeddel dhab ah oo wanaagsan lagu gaari karo dadaal iyo midnimo. Sidoo kale, wuxuu diyaar u yahay inuu kaalin muuqata ka qaato horumarinta iyo dib u dhiska ummadda Soomaaliyeed.
MB Hassan