TAYO Party

TAYO Party Tayo Party waa urur uu madax u yahay Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) waa urur jecel in dalka soma

04/09/2020

Isma lahay kenya ayaa oranaysa madax waynaha somalia aan wacno oo waydiisano inuu inaga cawiyo dhanka musuq masuqa waa guur somali u soo hoyotay

16/12/2017

Run ahantii waa waraysi aan ani nafsad ahantayda i qanciyey waana shakhsi u danqaday shacabka somiyeed

08/12/2017

Waa wax lagu faano ilaahna loogu mahadnaqo in mohamed abdilahi mohamed (farmaajo) noqdo 4 qof ee dadkoodu jecelyihiin waana mida keentay inuu marna raysulwasaare noqdo marna madaxwayne noqde waana qofkii labaad ee somali ratsulwasaare noqdo marna madaxwayne markii laga reebo alle ha u naxariiste abdirashiid alle sharmaarke

08/12/2017

Aad iyo aad agey ugu mahadsanyihiin inta jecel wadajirka iyo wada nolanshaha umada somaliyeed dalkeena inaga kaliya ayuu inasugayaa siiba dhalinyarada somaliyeed somalina waa hal

06/12/2017
06/12/2017

Khudbadii shirka amniga somalia

Masha Allah allah xilka hakufududeyo isha allah
08/02/2017

Masha Allah allah xilka hakufududeyo isha allah

07/07/2016

ASC Dhaman shacabka somaliyed meel walba aad jogtan alle quluubteena haysku keeno oo khayrka hayna wafajiyo waxaa soo dhaw doorashadii somalia waxaana ahay musharax ee ducada igusoo kaaba

29/04/2016

Fadlan manta somalia hala bad badiyo wixii wax garad ah aan wada tageerno wofkii somalinimo ku jirto danayste saan u daba ordaynay wan ku daalnayb

Adresse

Freiberg

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von TAYO Party erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen