Somali Plus e.V

Somali Plus e.V Somali Plus works on community engagement, integration, gender empowerment, social awareness, health, education, good governance, and Humanitarian. Non-profit

18/12/2025

Gudoomiyaha hay’ada Somali Plus Mudane Ali Abukar

Kassel Jimcaha waa shidan tahay. Waxaa hal-goob ka wada dhacaaya Bandhigga Buugga Dareen iyo Naf-barasho iyo Kulan-dadwe...
17/12/2025

Kassel Jimcaha waa shidan tahay.

Waxaa hal-goob ka wada dhacaaya Bandhigga Buugga Dareen iyo Naf-barasho iyo Kulan-dadweyne oo jaaliyadda Kassel iyo Xubnaha Golaha Ajaanibta ku matala Soomaalida Kassel oo ay ugu horreeyaan guddoomiye Waceys iyo ku-xigeenkiisa, ahna Guddoomiyaha Dalladda Guud ee Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Jarmalka. Kulanka waxaa soo qaban-qaabiyay madasha Soomaaliyeed ee is-dhexgalka iyo Horumarka ee SIID.

Somali Plus Team bei Netzwerktreffen in FrankfurtAm 22.11.2025 hat das Somali Plus Team an einer wichtigen Veranstaltung...
23/11/2025

Somali Plus Team bei Netzwerktreffen in Frankfurt

Am 22.11.2025 hat das Somali Plus Team an einer wichtigen Veranstaltung in Frankfurt teilgenommen. Die Veranstaltung wurde vom Kompetenzzentrum Vielfalt Hessen organisiert. Auch die Hessische Ministerin für Soziales und Integration, Frau Heike Hofmann, war anwesend.

Das Netzwerktreffen war Teil der sechsten hessenweiten Veranstaltungsreihe und ein voller Erfolg. Wir konnten viele wertvolle Informationen und Impulse mitnehmen. Als Somali Plus Team freuen wir uns besonders, bereits zum vierten Mal an diesem Netzwerk teilgenommen zu haben.

Somali Plus Team – Kassel

Xaafada Rothenditmold waxaa kadhici doono Familienfest taariikhda marka ay tahay 27.06.25 inta udhaxeeso 15-17:Uhr. Xafl...
18/06/2025

Xaafada Rothenditmold waxaa kadhici doono Familienfest taariikhda marka ay tahay 27.06.25 inta udhaxeeso 15-17:Uhr. Xaflada sidoo kale cid waliba ayaa kasoo qeyb gali karto.

Wax alla wixii macluumaad intaasi kabaxsan waxaad ka aqrisan kartaa Flyer qoraalkaan lasocdo.

Mudo dhowr bilood kadib waxaa maanta dib loo furay weliba loo sameeyay furitaan qurux badan, xafiisyada ay ku shaqeeyaan...
09/05/2025

Mudo dhowr bilood kadib waxaa maanta dib loo furay weliba loo sameeyay furitaan qurux badan, xafiisyada ay ku shaqeeyaan hay‘ado badan oo kala duwan kuwaasi oo ushaqeeya dadka soo galootiga ah ee magaalada Kassel kunool.

Somali Plus ayaa kamid ah hay‘adaha ku shaqeeya xafiisyadaas.

Sharaf iyo farxad ayay inoo tahay in aan markale si toos ah ubilaabi doono ushaqeenta bulshsdeena inta nugul ee ubaahan in lagarab qabto.

Xaflada furitaanka maanta waxaa ka soo qeyb dhamaan hay‘adaha ka shaqeeya caawinta dadka soo galootiga ah.

Sidoo kale madax Kala duwan ayaa kasoo qeyb gashay sida Bürgermeisterin Frau Maisch iyo Integrationsbeauftragte Frau Schutz..

Maanta waa maalinkii ugu danbeesay ee Codeynta fadlan isku day in aad codkaaga dhiibato. Waxaad jaanis heesataa ilaa 18:...
23/02/2025

Maanta waa maalinkii ugu danbeesay ee Codeynta fadlan isku day in aad codkaaga dhiibato.

Waxaad jaanis heesataa ilaa 18:00 Uhr.

Waxaan cawada xarunta dowlada hoose ee magaalada Kassel uga qeyb galnay kulan ay soo diyaariyeen maamulka magaalada, kul...
03/12/2024

Waxaan cawada xarunta dowlada hoose ee magaalada Kassel uga qeyb galnay kulan ay soo diyaariyeen maamulka magaalada, kulankaasi ayaa looga hadlay muhiimada ay leedahay Ehrenamtlich (mutadawacnimada), waxaa kulanka kasoo qeyb galay hay‘ado badan oo magaalada Kassel kadhisan.

Kulankaani ayaa looga hadlay waxyaabo badan oo muhiim u ahaay qaab dhismeedka ururada iwm.

Wasaarada shaqada, isdhaxglka iyo dhalinyarada ee Gobolka Hessen ayaa shalay uqabatay guud ahaan ururada udhaq dhaqaaqa ...
29/09/2024

Wasaarada shaqada, isdhaxglka iyo dhalinyarada ee Gobolka Hessen ayaa shalay uqabatay guud ahaan ururada udhaq dhaqaaqa bulshada qeybheeda Kala duwan gaar ahaan kuwa soo galootiga ah ee Gobolka Hessen.

Kulankaani oo dhacay taariikhda marka ay aheyd 28.09.2024 Frankfurt Hessen.

Wasaarada ayaa ugu tala gashay kulamada noocaani ah in ay dhageestaan dhibaatooyinka ay qabaan dadka soo galootiga ah ee wadankaani kunool.

Kulanka inta uu socday ayaa diirada lagu saaray sidii bulshada loo wacyi galin lahaay si‘ay uga fogaadaan khataraha xisbiga midigta fog ee dalkaani kusoo xoogeesanaayo.

Kulankaani waxaan sidoo kale qeyb weyn kulahaa weliba diyaarintiisa hay‘ad lagu magacaabo Berami taasi oo u dhaxeesa wasaarada iyo hay‘adaha ka dhisan Gobolka Hessen.

Kulanka ayaa guul kusoo dhamaaday, wasaaradana waxay balan qaaday in ay waxbadan ka qaban doonaan baahiyaha hada jira iyo sidii loogu muujin lahaay hay‘adaha garab istaag weyn.

Was sind die 5 Punkte der Stärkung der Frauen?Die Stärkung der Rolle der Frau besteht aus fünf Komponenten: dem Selbstwe...
25/09/2024

Was sind die 5 Punkte der Stärkung der Frauen?

Die Stärkung der Rolle der Frau besteht aus fünf Komponenten: dem Selbstwertgefühl der Frau, ihrem Recht, Wahlmöglichkeiten zu haben und darüber zu entscheiden, ihrem Recht auf Zugang zu Chancen und Ressourcen, ihrem Recht auf die Kontrolle über ihr eigenes Leben innerhalb und außerhalb des Hauses und ihrer Fähigkeit, die Richtung der gesellschaftlichen Entwicklung zu beeinflussen.

Kulan si heer sare loo agaasimay oo loo qabtay madaxda safaarada iyo guud ahaan jaaliyadaha ka dhisan wadankaani jarmalk...
09/07/2024

Kulan si heer sare loo agaasimay oo loo qabtay madaxda safaarada iyo guud ahaan jaaliyadaha ka dhisan wadankaani jarmalka ayaa ka dhacay magaalada Kassel taariiikhda marka ay aheyd 06.07.2024.

Kulanka waxaa isku soo daba riday Dallada somaliyeed ee ka dhisan wadankaani jarmalka, sidoo kale waxaa kulanka gacan weyn ka geestay fududeentisa Vereinka Somali Plus e.V iyo Siid Forum.

Madaxda safaarada ayaa soo dhaweyn quruxbadan kala kulmay jaaliyada magaalada Kassel iyo guud ahaan intii kulanka kasoo qeyb gashay.

Ujeedada kulanka ayaa iskugu jirtay soo dhaweyn madaxda safaarada iyo xusid maalmaha xuriyada.

Kulanka ayaa ahaa mid aad uxiiso badan, welibana wax badan lagu kala faa,ideestay.

27/06/2024

Safaradda 🇸🇴 ee Berlin 🇩🇪 waxay ogaysiinaysaa 🇸🇴 fasaxa maalmaha xorriyadda ee oo ah Isniin 1da Luulyo 2024.
Sido kale safaradda waxay shaqayn doontaa 09:00-13:00.

Als Somali Plus ahaan waxaa sharaf weyn inoo ah in aan qeyb kanoqono soo dhaweynta madaxdeena cusub ee loo soo magacaaba...
27/06/2024

Als Somali Plus ahaan waxaa sharaf weyn inoo ah in aan qeyb kanoqono soo dhaweynta madaxdeena cusub ee loo soo magacaabay safaarada Somaliya ee dalkaani Jarmalka.

Ummad waa tii marwaliba wada jirkeeda iyo hormar keeda ka shaqeesa, waxaan kurajo weenahay caqabado badan oo hada jira in laga gudbi doonö mar hadii lahelo madax iyo community oo wada shaqeyn rasmi ah leh.

Dalkaani Jarmalka dhibaatooyin badan ayaa kajira oo ay bulshadeena qabaan, kuwaasi oo u baahan in loo helo xal waara inshaa Allah.

Markale madaxdeena waxaan leenahay kusoo dhawaada magaalada Kassel, magaalada Kassel waa magaalo marwaliba utaagan hormarinta bulshada somaliyeed qeebaheeda kala duwan.

Magaalada Kassel sidoo kale waxay nasiib uyeelatay in ay noqoto meeshii ugu horeesay ee madaxda cusub ee safaarada lagu soo dhaweeyo.

Adresse

Treppenstraße 4
Kassel
34117

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Plus e.V erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Somali Plus e.V senden:

Hervorgehoben

Teilen