Darista dhahared.

Darista dhahared. Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Darista dhahared., Public & Government Service, Mannheim.

23/10/2021
Alle ha u naxariisto Sooraan Ismaaciil Sugulle, wuxuu ahaa Abwaan, Jilaa iyo Fannaan, aad uga dhex muuqday Fanka iyo suu...
26/05/2021

Alle ha u naxariisto Sooraan Ismaaciil Sugulle, wuxuu ahaa Abwaan, Jilaa iyo Fannaan, aad uga dhex muuqday Fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed oo uu waxbadan kusoo kordhiyay.

Waxaan geerida Abwaan Sooraan uga tacsiyeynaya, Eheladiisii iyo Qoyskii uu ka geeriyooday, bahda fanka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed.

Waa soo dhowayntii bosaso musharax xildhibaan aqalka hoose dawlada fadaraalka somali Dr maxamed cabdiqadir yusuf
13/01/2021

Waa soo dhowayntii bosaso musharax xildhibaan aqalka hoose dawlada fadaraalka somali
Dr maxamed cabdiqadir yusuf

27/12/2020
Allaa wayn qofkii aaminaa awoodleh bal eeg awoodaha ilahay
29/03/2020

Allaa wayn qofkii aaminaa awoodleh bal eeg awoodaha ilahay

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB-GALAYA MADASHA ISKAASHIGA RUUSHKA IYO AFRIKAMuqdisho, Oktoobar 21, 2019: Madaxweynaha Jam...
21/10/2019

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB-GALAYA MADASHA ISKAASHIGA RUUSHKA IYO AFRIKA

Muqdisho, Oktoobar 21, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.

Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 23-ka ilaa 24-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururka Midowga Afrika, maalgashadeyaasha iyo khubarradu waxaa ay kaga arrinsan doonaan mustaqbalka xiriirka labada dhinac, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, kor u qaadista iskaashiga dhinacyada amniga, socdaalka, dhisidda kaabeyaasha dhaqaalaha iyo yareynta saboolnimada.

Wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaminayo Madaxweynuhu ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Sochi ee marti-gelinaysa shirarka Madasha waxa ay kulan doceedyo la yeelan doonaan madaxda kasoo qeyb galaysa madashan.

Shirkan waxaa ka soo qayb-galaya hoggaamiyeyaasha dalalka Afrika iyo Ruushka, dhaqaaleyahanno calami ah, Shirkado waaweyn oo dhanka maalgashiga ah iyo Golaha Guud ee Ururka Midowga Afrika, waxa uuna dalkeenna u yahay fursad aynu ku sii ambe-qaadno qorsheyaasha dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha iyo soo bandhigidda fursadaha maalgashi ee ka jirta dalka .

Wafdiga Madaxweynaha ee Soomaaliya ku matalaya shirkan waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

Explore Villa Somalia's 3,543 photos on Flickr!

Adresse

Mannheim
1212

Telefon

+491794599760

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Darista dhahared. erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Darista dhahared. senden:

Teilen