Somalilander

Somalilander # # # #

13/03/2026

Sheekh Mustafe xaji ismacil Ramadan Mubarak

09/01/2026

hadaan idhi bidhaantaada
uma xiisin waa beene
ma anaa qof booskaaga
heli karaya ii buuxsha
ma anaan u boholyoobin
kulankiyo bilkhayrtaada

waxa igu banaanaatay
halkii aad ku beegnayde
sidan eeg bal muuqayga
u bedalay is waageenu
kaalay arag buseelkaagu
siduu iiga dhigay baylah

ilintaydu baaq weeye
bog ku jecel hayn waayay
i dareen bal ii fiirso
oo bilaahi way guule
ii fur buuga naxariista

waa buug xasuustaadu
hilawgaagu beeraayo
si kastoo la ii beentay
bogsan wayday ruuxdiiye
hirarkii is bixin waaga
ku dhex lumay badhtamahooda

berya kala maqnaanteenu
kaga culus qalbiga buure
intaad joogtay baashayda
noloshii bilaabmaysay
haka dhigin bar kuma taale
biladihii lasoo laabo

ilintaydu baaq weeye
bog ku jecel hayn waayay
i dareen bal ii fiirso
oo bilaahi way guule
ii fur buuga naxariista

09/01/2026

Somali:
Kugu doortay dabeecad dadka wada gaadhin
Kugu doortay hanka haybad dumar dheertay
Kugu doortay duruusta cilmiga kugu duugan
Kugu doortay danayso sidaad adigu doonayso
Kugu doortay daymada, eegmada dareenka leeh
Kugu doortay qiimaha qawlkaaga dahabkaa
Deegaankaygu waa quluubtaada raxma
Oo haynaka dilin intaan dunida noolahay
English:
I chose you for a character that reaches everyone
I chose you for ambition and a noble grace beyond women
I chose you for the lessons of knowledge you hold
I chose you to care the way you desire
I chose you for the bond, for the gaze full of feeling
I chose you for the value of your word, like gold
My place is in your merciful heart
And I will not abandon it as long as I live in this world
German (Deutsch):
Ich habe dich wegen eines Charakters gewählt, der alle erreicht
Ich habe dich wegen Ehrgeiz und einer edlen Anmut gewählt, die Frauen übertrifft
Ich habe dich wegen der Lektionen des Wissens gewählt, die du bewahrst
Ich habe dich gewählt, damit du sorgst, wie du es willst
Ich habe dich wegen der Verbindung gewählt, wegen des Blickes voller Gefühl
Ich habe dich wegen des Wertes deines Wortes gewählt, wie Gold
Mein Platz ist in deinem barmherzigen Herzen
Und ich werde es nicht verlassen, solange ich in dieser Welt lebe

09/01/2026

AI SONG 🎵
NOLAHAY FARXAD KU RAXAYSO

08/01/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

08/01/2026

Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday

Jaceylka beegtay beerka
Jirkii ku beeray boogta
Dhiigii ku baahay
Adiga igu beeray buuqa

Bidhaan wanaagay
Cilaac baxaayee
Biligta roobta
hadmaan ibaanin
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Jaceylkan biiray biiray
Bogaygayga taabtay biiray
Dareemo buuxshay
Aday igu beeray buuqa
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Ku baafshay baafshayKu baadi goobaybarada diidoooBistay ahaadeeBartaad ku nooshahay Usoo baqoolayIntaan bukooday bastayd...
08/01/2026

Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday

Jaceylka beegtay beerka
Jirkii ku beeray boogta
Dhiigii ku baahay
Adiga igu beeray buuqa

Bidhaan wanaagay
Cilaac baxaayee
Biligta roobta
hadmaan ibaanin
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Jaceylkan biiray biiray
Bogaygayga taabtay biiray
Dareemo buuxshay
Aday igu beeray buuqa
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Share your videos with friends, family, and the world

08/01/2026
08/01/2026

Listen and make your own on Suno.

IA.   Ku baafshay baafshayKu baadi goobaybarada diidoooBistay ahaadeeBartaad ku nooshahay Usoo baqoolayIntaan bukooday b...
08/01/2026

IA.
Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday

Jaceylka beegtay beerka
Jirkii ku beeray boogta
Dhiigii ku baahay
Adiga igu beeray buuqa

Bidhaan wanaagay
Cilaac baxaayee
Biligta roobta
hadmaan ibaanin
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Jaceylkan biiray biiray
Bogaygayga taabtay biiray
Dareemo buuxshay
Aday igu beeray buuqa
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Ku baafshay baafshay
Ku baadi goobay
barada diidooo
Bistay ahaadee
Bartaad ku nooshahay
Usoo baqoolay
Intaan bukooday
bastayda ahaaday
Bishaaradaydaay barwaaqadayda
Barwaaqadayda bilis qurxoonay
Naftaa basaasay baadiyoobday
Hurda ma bogtoo
Barkinta huftoo
Naftayda baxsan
Anaa badbaadin
Mise bisbaasaay
Basraay ku dhaafin

Listen and make your own on Suno.

08/01/2026

Comina song 🎵

Adresse

Neuwied

Telefon

+4917662541098

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somalilander erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Somalilander senden:

Teilen