Abwaan goodir

Abwaan goodir Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Abwaan goodir, Politische Organisation, Stuttgart.

Somaliland ma dagaal gudaha ah baa ku socota mise mid shisheeye?Somaliland xagee dagaalku kagaSocdaa?Somaliland sida aan...
31/10/2023

Somaliland ma dagaal gudaha ah baa ku socota mise mid shisheeye?

Somaliland xagee dagaalku kaga
Socdaa?

Somaliland sida aan qabo waxaa ka socda 'laba dagaal 2 war in and out
Mid gudaha ah iyo mid debedda ah

Waana laba dagaal oo isku xidhan dagaalka guduhu waa laba qaybood qolo siyaasiyiin ah oo aan lahayn xidhiidh kale lkn muhiimada siinaya in aay hantiyaan kursiga

Iyo qolo kale oo xidhiidh la leh dagaalka debeda kaga socda Somaliland

Yaa wada dagalka debedda ?
Waxaa wada

(1) Ethiopiaa oo dan leh Ethiopiaa in dekadda la siiyo iyo in la isku diro Somalida waa u muhiim ✓

(2) Somalia oo dan leh Somalia in somaliland xoog lagu Soo celiyo iyo in la kala furfuro shacabka waa u muhiim ✓

(3)China oo danleh China in xidhiidhka loo jaro tiawan lana raaco xulufadiisa waa in muhiim✓

Beesha Daarood maxaa u dan ah

Waxaa dan uu ah

(1) in aay arkaan Isaaq oo tabcaan ah
Dhaqaale ahaan siyaasad ahaan nabad galiyo ahaan bes

22/10/2023

Majeerteen maanta ma qooma luudnimo ayay ansaxsadeen

20/06/2022
11/06/2022
19/05/2022

Nin dhulkiisa daafay gunimo way ka dheertahay abwaan abdi baraar

14/05/2022

SNM ayaa dalka dab u soo martay

09/04/2022

Bogan soo raaca waxaad kala socon doontaan arimo muhiima iyo fa.iidooyin guud ahaan somalida gudo iyo debedba
link to this page and you will get a lot of useful credit

09/04/2022
15/03/2022

Border somaliland and Ethiopia
Xadka somaliland iyo Ethiopia
Wajaale dekeda qalalan ee jamuuriyada somaliland

Adresse

Stuttgart
71686

Telefon

+491786338609

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abwaan goodir erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen