Hussein Jelle Rage

Wegbeschreibung

Hussein Jelle Rage Director General Ministry of Livestock Forestery and Range Hirshabelle state of Somalia.

27/10/2026

Ibraahim Mohamed kusoo soodhawoow Hiirshabelle caasimada cagaaran.

Shacabka Soomaaliyeed ee sharaftaleh waxaan Ugu baaqayaa in ay qaataan aqoonsiga qaranka. Aduunka qof aqoonsi la,aan isk...
02/10/2026

Shacabka Soomaaliyeed ee sharaftaleh waxaan Ugu baaqayaa in ay qaataan aqoonsiga qaranka. Aduunka qof aqoonsi la,aan iska socda Majiro Hadii aadan baasaboor Visa aan dhacsaneen Amaba aqoon siga dalkaasi aadan wadanin waalagu xirayaa iswarsi maleh.

Hadaan Sida kale udhignane mustabaqada itoobiya iyo Kibaandaha kenya waa xalaal aqoonsiga qarankeenane waa xaaraan Caqliyad shaqeeysa maahane shacabkoow Siyaasiga dantiisa doowladda dhexe ka waayay Yusan idiin jahawareerinin ee qaata aqoonsiga qaranka.

Wax yaabaha qaar marka aan arko wllhi bilaahi Tolaahi waan yaabaa waar siyaasiyiinoow shacabka canshuurta idiin siiya xaqooda dastuuriga ah u ogolaada waayo waa dad meel walbe ay dan kasoo gali karto oo safaro dhul iyo cirba maraya marka adinkoo Isleh Doowladda dhexe ku xumeeya shacabka ha cadaabina oo alle ugu baqa arintaasi.

Sigaar ah MD Said Abdullahi Deni. Madaxwayne doowladda dhexe waxii kaala dhaxeeya walaaloow tala walaalnimo ayay iga tahay sikale ugu Raadso Laakiin arinta aqoonsiga qaranka maya marnaba ha siyaasadeeynin kadaa walaal waa dhibaato inteeda la,eg inaad dhahdid muwaadiniinta Soomaaliyeed xaqiina dastuuriga ah mahelikartaan maxaa yeelay dadkaan waa dad Soomaaliyeed yaanan Soomaalinimadooda shaki lagalinin.

Hadaan hadalkayga soo uruuriyo igama ahan inaan siyaasad kaleeyahay qormadaan laakiin waxaan ogahay qof saakay safar ahaa oo laga celiyay Airport ka xanuunka ay leedahay in safar aad kusoo talagashay kaa baaqdo sabab la,aan qofkii garanaya ayaa garanaya oo dareemaya xanuunkeeda dalka iyo dadkaba allaha noobad baadiyo maalin wanaagsan.

W/Q : Hussein Jelle Rage.

✔️.
30/09/2026

✔️.

30/09/2026

Guul iyo gobonimo Mudane madaxwayne Ali Gudlawe Hussein .

24/09/2026

Doowladnimo Jir Doowladnimo Joog.

24/09/2026

Doowladnimo Haa bililiqo maya.
Hiirshabeelle Guul.

24/09/2026

Caqli shaqeeynaayo maahan in 2026 ganacsiga dadka reer qoraxsin baladwayne sifarsameeysan lagu bililiqeeysto waxaan leenahay cidii banaan baxayso in ay gurigeeda ku banaan baxdo majirto sabab keeni karto in ganacsiga reer qoraxsin laboobo ganacsatadane waxaan leenahay hantidiina ilaashada oo ka ilaashada cid walbe oo isku daydo in ay idiin boobto.

Dadka ka shaqeeynaayo in qoraxsin loosoo gudbo waxaan leeyahay walaalyaaloow fitna haka shaqeeynina oo bulshada walaalaha ah ha iska horkeenina waxaad aragti qabtaan meeshiina lajooga qoraxsin waa nabad dhibna kamajiro doowladnimada ayaane marwalbe garab iyo gaashaan unahay.

Dhanka kale siyaasiyiinta ka shaqeeynaayo rabshadahaan intaan la,eg waxaad ogaataan waxa aad ka shaqeeynaysaan ma ogidiin meesha ay ku dhamaanaayaan ka jooga arimahaan foolxumada ah ee bulshada hantidooda lagu dhibaateey naayo cid aqbaleeyso malahan hantidaada aan burburiyo marka arintaas halaga waan tooba oo bulshada walaalaha ah yaan cadaawad lookala sameeynin.

Allaahumaa balaqtu.

W/Q Hussein Jelle Rage.

Warka sheegaayo in Ugaas ka Beesha Gaaljecel iyo Ugaas ka beesha xawaadle ay kawada hadleen arima siyaasadeed waa been s...
24/09/2026

Warka sheegaayo in Ugaas ka Beesha Gaaljecel iyo Ugaas ka beesha xawaadle ay kawada hadleen arima siyaasadeed waa been sal iyo raad toona lahayn dhaqanka marwalbe way wada hadli karaan oo Waawalaalo dadka balse wax Hiiraan ama Siyaasad ku saabsan amaba Hiirshabeelle oo ay ka hadleen majirto.

Waxii tabasha ah waxay uwada taalaa dadka Hiirshabeelle shalay wada dhistay Ee labada Gobol illaaheey kuma kaniyay Majirto beesha gaaljecel wax gooni u ah oo ay ka hadlaan marwalbe waxii tabasha laqabo Hiirshabeelle ayay utaalaa iyo hogaan ka sare.

Waxaan ku kalsoonahay turxaan bixin iyo isku hayn bulsho marka ay noqoto Madaxwaynaha Hiirshabelle Mudane Ali Guudlawe Hussein oo ah nin oday ah oo ku xeel dheer arimaha Nabadeeynta iyo isku haynta bulshada.

Waxaan Guul urajaynayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka Reer Hiirshabelle guud ahaan dalka Nabad allaha nooga dhigo doowladeenana allaha noo barakeeyo.

W/Q Hussein Jelle Rage.

19/09/2026

Dad aan wali isdiiwaan galinin ayaa kuwardiyaaya murashax ayaan ahay marka h**e isdiiwaan galiya walaalyaal Tartanka waa dambeeyaahe.

Adresse

Tübingen

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Hussein Jelle Rage etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen