30/03/2026
Qeylada iyo sawaxanka maalmahaan kajira baraha bulshada ee aay wadaan kooxdii dadqalatada ahaa ee, umul dooxayaashii baabiiyaya sharaftii diimeed, bani aadinimo, soomaalinimo maaha in bulshadii shalay bahdilka nocyadiisa kaladuwan loogeystay inaay ''umul iloow dhaw noqdaan" oo aay mujirimiintii shalay been abuurkooda maalin riyoodka ah dhagaha kawasaqeeyaan.
Dad qalatada Waxaay kudhax nafiseen una sahashay udhimrida Nidaamka jira oo usameeyay bulshadii shalay tacadiga loogeystay inaay mar 2aad dhagahood kumaqal jeel ciqaabeed, xabaal wadareed, umula dooxeed, kufsiwadareed.
Marnaba dhicimeeysa in tacadiyadii noocaas ahaa mar 2aad bulshadaani dhaxda ugasho hogaamin damiirkooda bani aadimo noolyahay oo kabadbaadisana waay horjoogta balse howshii shalay laga gaabiyay ee aheed in danbiilayaasha ciqaabti umada mariyeen inaay ayagana dhadhimiyaan ee layiri cashar hakabarteena cafisna Allah iyo umadii danbiga kagaleen haweeydiistaana haduu maanta sheydaan farta ugufiiqay inaay dhiiga shacabka markale mansab kugaarayaan xaasha,
Xanta hayaarate waa in uu xaalka isbadala.