15/10/2025
WARGALIN MUHIIM AH
Xafiiska Horumarinta Xoolo-dhaqatada Degmada Danbal ayaa wada dadaalo lagula tacaalayo, lagagana jawaabayo xaalada xanuunada xoolaha oo kajirta Degmada iyo kor uqaadida wacyigalinta xanuunada kuwaas oo saameeyay nuucyada kaladuwan ee xoolaha.
Hadaba Shacabwaynaha Xoolodhaqatada ee Degmada Danbal Waxaan ka codsanaynaa inay kuxidhnaadan markasta Xarumaha Caafimaadka Xoolaha una gudbiyaan Wixii warbixin ah inshalah.