Janaale Wadani

Janaale Wadani Kuso dhawow page ka janale wadani halkan waxad kale secon donta dhanmman wararka iyo Muqaalo Qurux Baddan oo Dalka iyo Deegaanka ah

05/05/2026

Caasiimada Garbo Ee Bila'a ateenada ah Waa maxay intaa inaga Hagajiya

Xaraarey dad Gobnimo Baddan baa ku Nool
05/05/2026

Xaraarey dad Gobnimo Baddan baa ku Nool

“Shalay Ceelweyne waxaan kula kulanay Cabdiraxmaan Xasan, Madaxa Arrimaha Siyaasadda—taageerada Barwaaqo waa muuqataa.Bu...
05/05/2026

“Shalay Ceelweyne waxaan kula kulanay Cabdiraxmaan Xasan, Madaxa Arrimaha Siyaasadda—taageerada Barwaaqo waa muuqataa.
Bulshoy, waa inoo Barwaaqo!”

04/05/2026

Habeen wanaagsan sxbyaal ❤️🙏

04/05/2026

Ninkii cadowga Ahaa Ceelwayne Ayuu igo bahdilay😃😂

04/05/2026

War muxuu yidhe Jigjiga tagisteeda
K**a nixine nool kaan ka naxay aa 😅😃

ceel _wayne Waa Dhul Hodan ku ahaa khayradka Dabiiciga ah  Wasiirka Waxaan ka wada Haddalay Sida aan Malmalka iyo Fooxa ...
04/05/2026

ceel _wayne Waa Dhul Hodan ku ahaa khayradka Dabiiciga ah Wasiirka Waxaan ka wada Haddalay Sida aan Malmalka iyo Fooxa aan uu dhoofin Lahayn waa meeshan Malqabeen ku Noqon Lahaa ceel wayne

04/05/2026

Maanta magaalada Ceelwayne waxaa ka dhacay bannaanbax ballaaran oo lagu taageerayo doorashada 7aad ee dalka. Shacabka ayaa si diirran u soo dhaweeyay hoggaanka sare ee xisbiga Barwaaqo iyo xildhibaanada gobolka Nogob. ❤️🙏

Dhaamkii Ceelwayne Ayaan maanta booqday ❤️🙏
04/05/2026

Dhaamkii Ceelwayne Ayaan maanta booqday ❤️🙏

03/05/2026

Kuliyada farsamada ee magaalada Ceelwayne ❤️🙏

03/05/2026

Labis qurux Badan hadaad ubaahantahay
Kaalay oo ka la biso nogob isteel ❤️🙏

Galabta waxaan ka labistay  Nogob Isteel oo ku taalla magaalada Ceelwayne.”
03/05/2026

Galabta waxaan ka labistay Nogob Isteel oo ku taalla magaalada Ceelwayne.”

Address

Addis Ababa
3020

Telephone

+251911298281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janaale Wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share