Degmada Daroor

Degmada Daroor Horumarka Degmada Daroor

17/03/2024

Horumarka balaadhan ee ka socda Degmada Daroor iyo warbixintii Duqa Degmada mudane Foosi Nuux Axmed

The Ultimate Ramadan Dua’ List – Shaykh Navaid AzizDucooyinka ugu fadliga badan ee la akhristo bisha barakaysan ee Ramad...
12/03/2024

The Ultimate Ramadan Dua’ List
– Shaykh Navaid Aziz

Ducooyinka ugu fadliga badan ee la akhristo bisha barakaysan ee Ramadan.

DUA 1:

للّهُـمَّ إِنِّي أَعْوذُ بِكَ مِنَ الهَـمِّ وَ الْحُـزْنِ، والعًجْـزِ
والكَسَلِ والبُخْـلِوالجُـبْنِ
وضَلْـعِ الـدَّيْنِ وغَلَبَـةِ الرِّجال

Allahumma inni ‘audhubika min al-hammi wal huzani,wal ‘ajzi wal kasali, wal bukhli wal jubni, wa dala’ad-dayni wa ghalabatir-rijâl.
(O Allah, I take refuge in You from anxiety and sorrow, weakness and laziness, miserliness and cowardice, the burden of debts and from being over powered by men.)

DUA 2:

رَبَّنَا آتِنَا فِيالدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ
النَّارِ
Rabbana aatina fid-dunya hassanatau,wa fil akhirati hassanatau, waqina ‘adhab an-nar.
(Our Lord, give us in this world [that which is] good and in the Hereafter [that which is] good and protect us from the punishment of the Fire. {Surat Al Baqarah 2: Verse 201})

DUA 3:

رَبِّ اجْعَلْنِي مُقِيمَالصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ
دُعَاءِرَبَّنَا اغْفِرْ لِيوَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ
يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ

Rabbi j’alnee muqeem as-salati wa mindhuriyyati. Rabbana, wa taqabbal dua’. Rabbanaghfir li wa li walidayya wa lilmu’mineena yawma yaqoom ul-hisab
(My Lord, make me an establisher of prayer, and [many] from my descendants. Our Lord, and accept my supplication. Our Lord, forgive me and my parents and the believers the Day the account is established. {Surat Ibrahim 14: Verse 40-41})

DUA 4:

اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَوَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة
اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَالعَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ
وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّاسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي
،اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّوَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني
وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَأَن
أُغْـتالَ مِن تَحْتـي

Allahumma inni as-alukaal-‘afwa wal ‘afiyata fid dunya wal akhira. Allahumma inni as-aluka al ‘afwa walafiyata fee deeni wa dunyaya wa ahlee wa malee. Allahummastur ‘awrati wa aminrow’ati. Allahumma ahfadhnee min bayni yadayya min khalfi wa ‘an yameeni wa ‘anshimali wa min fowqi wa a’oodhu bi ‘adhmatika an aghtaala min tahti.
(O Allah, I ask You for pardon and well-being in this life and the next. O Allah,I ask You for pardon and well-being in my religious and worldly affairs, and my family and my wealth. O Allah, veil my weaknesses and set at ease my dismay. O Allah, preserve me from the front and from behind and on my right and on my left and from above, and I take refuge with You lest I be swallowed up by the earth.”)

DUA 5:

اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْأَلُـكَ عِلْمـاً نافِعـاً وَرِزْقـاً طَيِّـباً ،وَعَمَـلاً
مُتَقَـبَّلاً

Allahuma inni as-aluka‘ilman nafi’an wa rizqan tayyiban wa ‘amalan matqaballa.
(O Allah, I ask You for knowledge which is beneficial and sustenance which is good, and deeds which are acceptable.)

DUA 6:

اللّهُـمَّ أَعِـنِّي عَلـى ذِكْـرِكَ وَشُكْـرِك ، وَحُسْـنِ عِبـادَتِـك

Allahuma a’inni ‘aladhikrika washukrika wahusni‘ibadatika.
(O Allah, help me to remember You, to thank You, and to worship You in the best of manners.)

DUA 7:

اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْأَلُـكَ الجَـنَّةَ وأََعوذُ بِـكَ مِـنَ الـنّار

Allahuma inni as-aluka al-jannata wa a’udhubika min an-nar.
(O Allah, I ask You to grant me Paradise and I take refuge in You from the Fire.)

Ramadan kareem curashada bisha barakaysan ee Ramadan.
10/03/2024

Ramadan kareem

curashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Dhiirigalin:-Duqa Degmad Daroor Foosi Nuux Ahmed Ayaa Xafladii Ka Qabsoontey Hoolka Shirirka ee Boodhari  ee Degmada Dar...
20/09/2023

Dhiirigalin:-

Duqa Degmad Daroor Foosi Nuux Ahmed Ayaa Xafladii Ka Qabsoontey Hoolka Shirirka ee Boodhari ee Degmada Daroor Shahaado Sharaf Ku Gudoonsiyey Labadii Macalin ee Waxbarashada Tabarucaadka Bilaha Xagaga u dhigayey Ardayda.

Maayirka ayaa Si Gaar ah U Maamusey Labadaas Macalin uguna Hambalyey Madamo Ay Ahayeen Laba Nin oo Dhalinyaro ah Dhinacna iyaga Laftoodu arday ka ah oo waxbarta Hadana ay is dhaheen Bilahaas aad Fasaxa haysaan ardaydiini u Fa'ideya Si Loo Helo Arday tayo leh.

Dhinaca kale Maayirka degmada Ayaa Sheegey inuu Garab taaganyey labadaas macalin iyo dhamaan Ardaydaba Waxbarashadaas Hada Bilawga ahna noqon doonin Mid Halkaas Ku Joogsta oo Bilaha Xagaga ay Ardaydu Heli Doonto Waxbarasho

Shout out to our newest followers! Thanks 😊 Sagal Adam, Åxmêd Gûléd, Mukhtar Rashid, Xabiib Axmed, Mameh Zaamih, Xamse S...
20/09/2023

Shout out to our newest followers!
Thanks 😊

Sagal Adam, Åxmêd Gûléd, Mukhtar Rashid, Xabiib Axmed, Mameh Zaamih, Xamse Sheekh Cismaan, Hodan Muse Xasan, Capdi Raxmaan Sheekhaash, Hassan Muhumed Askar, Abdi Kafi Eid Osman, Abdikarim Tarabimmt, Ummu Abthirahmaan Qayis, Maxamed Biixi, C Casiis Yare, Cabdi Qani, Najiwiit Ilkacaz

16/09/2023
08/11/2021

Different between the two leaders.

08/11/2021

Address

Addis Ababa
251

Telephone

+252634222203

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Daroor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share