Kobac media

Kobac media Naga Filo Madaalo iyo muqaalo ku qanciya marwalba🫶🏻🖐🙏
(2)

Dhifiq iyo aabihii oo isla ekaaday. Aabanimo guulqyso. Like shareFollow dheh Page ka Kobac media
13/05/2026

Dhifiq iyo aabihii oo isla ekaaday. Aabanimo guulqyso. Like share

Follow dheh Page ka Kobac media

Ma geesinimaa mise doqonimo in Xafladii arooskaaga 💍 oo waliba labada Family ay wadan joogan inaad Saan ku hor samaysaan...
13/05/2026

Ma geesinimaa mise doqonimo in Xafladii arooskaaga 💍 oo waliba labada Family ay wadan joogan inaad Saan ku hor samaysaan ?

Adiga ahaantaada maleedahay Damiir iyo Geesinimo aad saan ku samayso?

- Kobac media ahaan haa marna waa sax marna waa wax qurux badnayn sababtoo ah dadka dhalay gabadha Hortaa in lagu sameeyo ma fiicna lkn .

Hadii aysan joogin waalidkaaga iyo waalid ka gabdha waa wax kuu banaan♥️🫡

Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed, wuxuuna ku faanayaa inuu gabar ajnabi ah oo cadan ah helay. asagoo sheegaya inuu helay “d...
13/05/2026

Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed, wuxuuna ku faanayaa inuu gabar ajnabi ah oo cadan ah helay. asagoo sheegaya inuu helay “dhul cad.😅😂 Farxadaaass ka Muuqata Waa qoftaass Cad.😁😂.

Adi ma jeclaan lahyd qof Ajanabi ah inaa Noloshaada la Wadaagtid? 💔😅

Ilaa hada waan fahmi la ahay Ninkaan ma feminist buu la shaqeeyaa Mise waa AI Meshaan ku yaabay ban fadhiyaa Follow dheh...
09/05/2026

Ilaa hada waan fahmi la ahay Ninkaan ma feminist buu la shaqeeyaa
Mise waa AI

Meshaan ku yaabay ban fadhiyaa

Follow dheh Kobac media

Maxaad ka fahantay Hadii weynaan iyo duqnimo lagu kala sareyn lahaa cidna wax ma barateen🤔Sidee unaragtaa sawirkan🙏✨️
05/05/2026

Maxaad ka fahantay Hadii weynaan iyo duqnimo lagu kala sareyn lahaa cidna wax ma barateen🤔

Sidee unaragtaa sawirkan🙏✨️

Subaxaanalaah🤯🙀
04/05/2026

Subaxaanalaah🤯🙀

Subxaanalah 🤣🤣War dhalinyaro meeshaas hilibka bakaylaha iyo sagaarada lagu gado waa xageee Bal isoo sheega😀🤯Follow dheh ...
03/05/2026

Subxaanalah 🤣🤣

War dhalinyaro meeshaas hilibka bakaylaha iyo sagaarada lagu gado waa xageee
Bal isoo sheega😀🤯

Follow dheh Kobac media

Walahi waa hadal xaqiiqo ah Wehelka saxdaa waa saalaada iyo samirka🥺♥️Love saar ♥️ follow na ii taabo🙏🫡
01/05/2026

Walahi waa hadal xaqiiqo ah Wehelka saxdaa waa saalaada iyo samirka🥺♥️

Love saar ♥️ follow na ii taabo🙏🫡

Usoo kala codeeya HablahaanSomali girls ❤️American girls 😂
30/04/2026

Usoo kala codeeya Hablahaan

Somali girls ❤️
American girls 😂

In Naag nunkeeda Lugaha u dhunkato Si Public ah ma wax saxan baaIleen Waxay lamid thy Naag dadka Hortoda Anshax xumo Kus...
29/04/2026

In Naag nunkeeda Lugaha u dhunkato Si Public ah ma wax saxan baa
Ileen Waxay lamid thy Naag dadka Hortoda Anshax xumo Kusameynasa
........

Maxay kula tahay adiga🤔
Kobac media

Waa imisa /Meeqa Gabdhaha ku la dhashay🤔Follow dheh Kobac media
13/04/2026

Waa imisa /Meeqa Gabdhaha ku la dhashay🤔
Follow dheh Kobac media

Address

1
Adis

Website

https://youtube.com/@halowle?si=PJNgqjxO_1LFIV9k

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share