Degmada Araarso

Degmada Araarso The objectives of this page is to show and share performance activities of the government as a transeparency based manner

16/10/2022
The Green legacy.Tree planting Compaign was held  in Ararso Twon.Olalaha dhaxalreeb ee dhirbeerista ayaa simeeqabsare ah...
13/08/2022

The Green legacy.
Tree planting Compaign was held in Ararso Twon.
Olalaha dhaxalreeb ee dhirbeerista ayaa simeeqabsare ah looga qabtay maanta magalada ararso

Macalin faysal ahmed xasan oo bare dugsi ka ah qabalaha haljiid  ee degmada ararso ayaa manta waxaan gudonsinay gaari cu...
06/08/2022

Macalin faysal ahmed xasan oo bare dugsi ka ah qabalaha haljiid ee degmada ararso ayaa manta waxaan gudonsinay gaari curyaan

maamulka iyo shacabka degmada araarso ee gobolka jarar oo iskaashanaya ayaa ciidanka xooga gaarka ah ee dagaalka kulajir...
26/07/2022

maamulka iyo shacabka degmada araarso ee gobolka jarar oo iskaashanaya ayaa ciidanka xooga gaarka ah ee dagaalka kulajira argagaxisada al qushaash ee cagta madhiyay kutaageeray
◇140 neef oo adhi ah
◇180 kees oo sharaab ah
◇lacagdhan 100.000 birr ah
Deeqdan ayaa waxaa gaadhsiiyey magalada qaybo kamida maamulka iyo odayaasha degmada

Deeqda ,Taakulaynta iyo  garab istaaga ciidamada  difaaca  jiida h**e Ee Gobolka Jarar
26/07/2022

Deeqda ,Taakulaynta iyo garab istaaga ciidamada difaaca jiida h**e Ee Gobolka Jarar

JARAR LIONS WELCOME ARARSO DISTRICT
10/07/2022

JARAR LIONS WELCOME ARARSO DISTRICT

Qiimaha  Shidalka lagu iibin doono laga bilaabo 29/10/2014 ilaa 30/11/2014 T.I
06/07/2022

Qiimaha Shidalka lagu iibin doono laga bilaabo 29/10/2014 ilaa 30/11/2014 T.I

Degmada Araarso Waxaa saaka si rasmiya uga bilowday imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad.Imtixaankan ayaa ardaydu saaka ug...
05/07/2022

Degmada Araarso
Waxaa saaka si rasmiya uga bilowday imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad.
Imtixaankan ayaa ardaydu saaka uga fadhiisateen 8 dugsi oo degmada ah.

Xubnaha looxushay hurmudka degmoyinka gobalka jarar
27/06/2022

Xubnaha looxushay hurmudka degmoyinka gobalka jarar

DEGMADA ARARSO Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay imtixaankii teeramka labaad ee dugsiga hoose dhexe ee Degmada Arar...
25/06/2022

DEGMADA ARARSO

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay imtixaankii teeramka labaad ee dugsiga hoose dhexe ee Degmada Ararso S.M 2014 T.I

Gaadidka gurmadka xaladaha degdaga ee Degmada ararso ayaa dayactir wanagsan lagusameyey si ay bulshada u gaadhsiyan adee...
20/06/2022

Gaadidka gurmadka xaladaha degdaga ee Degmada ararso ayaa dayactir wanagsan lagusameyey si ay bulshada u gaadhsiyan adeeg hufan oo tayoleh.

Qiimaynta warbixinta waxqabadka sanad misaaniyadeedka 2014e.c ee degmoyinka gobalka jarar ayaa sihabsamileh ugasocota xa...
18/06/2022

Qiimaynta warbixinta waxqabadka sanad misaaniyadeedka 2014e.c ee degmoyinka gobalka jarar ayaa sihabsamileh ugasocota xarunta gobalka.

Address

High Way
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Araarso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Degmada Araarso:

Shortcuts

Share