InA HassaN Yare Official

InA HassaN Yare Official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from InA HassaN Yare Official, Library, 4568, Dire Dawa.

Dabeecada xummi waa sidii taayir banjar ah Oo kale, Meela ma tagi kartid ilaa aad badasho mooye.
11/01/2021

Dabeecada xummi waa sidii taayir banjar ah Oo kale, Meela ma tagi kartid ilaa aad badasho mooye.

Afrika wax walba waa xoog iyo qasab,xataa rumuudku Marku istaago waxan ka dharbaaxnaa xaga damba si uu usii shaqeeyo.
07/12/2020

Afrika wax walba waa xoog iyo qasab,xataa rumuudku Marku istaago waxan ka dharbaaxnaa xaga damba si uu usii shaqeeyo.

Sir yar ayaan Rapaa inan Raga siiyo!Hadad koox gabdho aH oo wada socdo ku soo baxdo Waligaa si Guud usalaan,hadaad sidaa...
05/12/2020

Sir yar ayaan Rapaa inan Raga siiyo!

Hadad koox gabdho aH oo wada socdo ku soo baxdo Waligaa si Guud usalaan,hadaad sidaas sameyso habeenba midad rabto ayad la soo joogi kartaa

Wiilkii: Aabe Ma daawan karaa Tv-ga?Odeygii: Haa waad daawan karta Tv-ga, balse Haa shidin.Wiilkii:
15/10/2020

Wiilkii: Aabe Ma daawan karaa Tv-ga?

Odeygii: Haa waad daawan karta Tv-ga, balse Haa shidin.

Wiilkii:

14/10/2020

Marwalba waxan illaahay ka baryaa in aanan noqon sida App-ka Radioga ee Mobiilada ku jira ookale! Mobile walba ayuu ku jiraa lamana daneeyo hhh...

Qofka bini"Aadamka ihi hadii Usan san lahayn sidan ayu u ekaan laHa! Sanku waa xubinta muujisa quruxda wajiga Qofka, Si ...
22/09/2020

Qofka bini"Aadamka ihi hadii Usan san lahayn sidan ayu u ekaan laHa! Sanku waa xubinta muujisa quruxda wajiga Qofka, Si walbuu Qofku U qurux badan yahy hadii usan san lahyn Ma muuqaneysO.

AllaH Swt waa sameeyaha Ama farsama yaqaanka ugu wngzn.

Aqbal xaqiiqda aH iney jiraan wax yaabo Noloshada ka mid ah oo aan U socon doonin sida Aad U rabto adigu.
21/09/2020

Aqbal xaqiiqda aH iney jiraan wax yaabo Noloshada ka mid ah oo aan U socon doonin sida Aad U rabto adigu.

Bukaanka: doctor waxn isku arkay Cilad aH,Inan iloobaayo wixii sadex s***n ka hor la ii sheegey ama aan sheegey!Doctoork...
20/09/2020

Bukaanka: doctor waxn isku arkay Cilad aH,Inan iloobaayo wixii sadex s***n ka hor la ii sheegey ama aan sheegey!

Doctoorkii: Ciladan gormad isku aragtey?

Bukankii: Ciladeed ka hadleysaa doctoore!

Doctoorkii: hhh Ma durbaad ilowdey xanuunkad sheegeysey! Dawadaada Ma hayno Mudane😂

Mararka Qaar Ma jirttO fursaD ka dambeysa Mida Aad Markas hysatO, waa daqiiqO Aad uqiima badan Oo u baahan inaad si fica...
19/09/2020

Mararka Qaar Ma jirttO fursaD ka dambeysa Mida Aad Markas hysatO, waa daqiiqO Aad uqiima badan Oo u baahan inaad si fican uga faa'ideysattO.

Laba nin oo maxaabiisa oo hal qol ku jira ayaa midwalba waxaa la dhahy "bal waxad sawirtta waxa kaaga muuqda daaqadas? M...
16/09/2020

Laba nin oo maxaabiisa oo hal qol ku jira ayaa midwalba waxaa la dhahy "bal waxad sawirtta waxa kaaga muuqda daaqadas? Mid baa sawirey quruxda deeganka iyo bananka wuxuu ku arko,Midna wuxuu sawirey biraha daaqada!

Dunida wa sida daaqadaas Okale Qofwalba waxu arkaa inta UMuqatta!

Gobaha xayawaanka lagu daawado,waa xabsiyada kaliya ee ay ku xidhan yihin maxaabiis aan waxba Galabsan!
15/09/2020

Gobaha xayawaanka lagu daawado,waa xabsiyada kaliya ee ay ku xidhan yihin maxaabiis aan waxba Galabsan!

Noloshu ma dhamaystirna Qofba imbaa ka maqan, sidaas daraaded Qofkii qanaaco yeesha Okaliya ayaa farxad Dhamays ah helaa...
13/09/2020

Noloshu ma dhamaystirna Qofba imbaa ka maqan, sidaas daraaded Qofkii qanaaco yeesha Okaliya ayaa farxad Dhamays ah helaaya.

Address

4568
Dire Dawa
121314

Telephone

+251915162353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when InA HassaN Yare Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category