24/12/2025
Ogeysiis iyo wargalin muhiim ah.
Xafiiski adeeg-bixinta magaalada waxuu u wareegay xafiiskoodi kale ee ku yaalay dhismaha xafiiska mayor-ka.
Madaama goobti h**e ee ay ku shaqaynayeen loo doortay inay noqoto, adeeg-bixin labaad oo casri aha loona yaqaano ( MESOB) adeegga hal-goob, mutaqbalkana bixin doonta adeegyo kala-duwan.
Mahadsanidiin.