Xafiiska maamulka degmada xaraarey

Xafiiska maamulka degmada xaraarey Government

28/07/2026
degmada xaraarey ks gudomiyaha gobolka mudane maxmed xusen iyo gudomiyja degmada xaraarey mudane mukhtar axmed  ayaa si ...
03/07/2026

degmada xaraarey
ks gudomiyaha gobolka mudane maxmed xusen iyo gudomiyja degmada xaraarey mudane mukhtar axmed ayaa si wada jir ah xadhiga ooga jaray laba mashruc oo kala ah garoon roog ah iyo guryo sedex gibi ah mashariicdan ayaa kamid aha mashriicdi 2018 la qorshey sifiican loo dhamaystiray si bahaiyhaa dhaliyardaa iyo xirfadlyaasha wax badan ooga tarto

degmada xaraarey waxaa kajirta biyo la,aan adag waxaa adag helida biyo lacabo waxaana wadnaa dadaal adag oon biyo ku gaa...
13/03/2026

degmada xaraarey waxaa kajirta biyo la,aan adag waxaa adag helida biyo lacabo waxaana wadnaa dadaal adag oon biyo ku gaadhsiinayno shacabka tabaalaysan ayana adagthy inay helaan biyo kufilan ilahay roob khayr qaba hana siiyo

‎Degmada xaraarey barnaamijka afuri walalka‎ maanta oy  taarikhdu thy 11 marchqaar kamaid ah ‎Qurba jogta udhalatay degm...
11/03/2026

‎Degmada xaraarey barnaamijka afuri walalka
‎ maanta oy taarikhdu thy 11 march
qaar kamaid ah ‎Qurba jogta udhalatay degmada xaraarey ayaa 150 qoys oo danyar ah raashin dhamayatiran Soo gaadhsiyey qurbajogta degmada Ayaa barayahayn danbe wada dadaalo ay kaga qayb qaadanayan hawlaha tabarucaadka iyo hawlaha hormarka degmada

barkada bisha barakeysan roob allaha nasiiyo xaalada adag iyo jilaal adag ban kujirnaa wxaana dadaal ugu jirnaa sidan bi...
18/02/2026

barkada bisha barakeysan roob allaha nasiiyo xaalada adag iyo jilaal adag ban kujirnaa wxaana dadaal ugu jirnaa sidan biyo dhaaminta usii wadi lahyan walow goobta Laga dhamaaminyo Aya adagthy oo ceel uusan ahay iyo durdur toona

degmada xaraarey waxaan wali wadnaa biyo dhaaminta qabaleyada goobaha miyiga ah iyo magaaladaba  waxaa jira biyo la'aan ...
13/02/2026

degmada xaraarey waxaan wali wadnaa biyo dhaaminta qabaleyada goobaha miyiga ah iyo magaaladaba waxaa jira biyo la'aan aad udaran maadamo ayana jirin weelbiyood toos ah oo looga dhaamiyo dadkaas
weel biyood la'aan boiyada oo hal xabo ah iyo dadka ooman oo aad ubadan kuna filnayn ayaa ah caqabadaha ugu waaweyn

xaraarey # # # # # # # # # # # # # # #waxaan halkii kasii wadnaa biyo.dhaamintii waxaana aad noogu adag helista meel lag...
07/02/2026

xaraarey # # # # # # # # # # # # # # #
waxaan halkii kasii wadnaa biyo.dhaamintii waxaana aad noogu adag helista meel laga dhaamiyo biyo madama degmada ceel lahayn well biyod kalana aana lahayn sida darteed waxaan cod dheer kuleenahay hanalaga qayb qaato helida weel biyood laga dhaamiyo sigaara xafiiska biyaha iyo xafiiska.drm kaba

degmada xaraarey waxaan kawadnaa laga bilow bisha jan ilaa hada biyo dhaamin loo dhaaminayo bulshada qaybaheeda kala duw...
04/02/2026

degmada xaraarey waxaan kawadnaa laga bilow bisha jan ilaa hada biyo dhaamin loo dhaaminayo bulshada qaybaheeda kala duwan ee dhulka miyiga ah iyo xaafadaha magalada oo oon badan kajiro waxaana aad walwal uga qabnaa in maadama uuna roob deyr oo fiican di'in meelaha laga helo biyaha ay gabaabsi noqonayaa todobaadkan taas oo weel biyood ramsi ah oo degmada looga dhaamiyo lawaayi doono meelo degmada kabaxsan inloo kaco ay noqon doonto ilaahay roob khyr qaba hanasiiyo

Waxaa maanta soo xidhmay tababarka wareegga 2-aad ee Hoggaaminta Sare iyo  Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo, laanta deegaanka S...
26/11/2025

Waxaa maanta soo xidhmay tababarka wareegga 2-aad ee Hoggaaminta Sare iyo Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo, laanta deegaanka Soomaalida. Tababarkan oo socday 8 maalmood oo xiriir ah ayaa waxaa soo xidhay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, isagoo hoggaaminta kula dardaarmay inay ka midho dhaliyaan casharradii ay qaateen oo ay xoojiyaan doorkooda hoggaamineed.

Madaxweynaha ayaa xusay in wax-soo-saarka beeraha, warshadaha iyo magaaleynta laga soo hooyay natiijo wax ku ool ah, islamarkaana hoggaaminta looga baahan yahay dedaal dheeri ah si loo gaadho horumar waara.

Ku dhowaad 2,700 oo hoggaamin ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaanka ayaa ka qaybgalay, waxaana tababarku gacan ka geystay xoojinta iyo mideynta fikirka, kor u qaadista waxqabadka, iyo muujinta in Xisbiga Barwaaqo yahay tusaale dhab ah oo ka tarjumaya midnimada qaran.

Tababarka oo lagu hagayay halku-dhegga “Aragtida Dowladda Wadajirka ah,Horumarinta Waaxyaha Kala Duwan ee Dalka” ayaa ahaa mid diiradda lagu saarayay xoojinta fahamka hoggaamineed, waxaana uu ka mid yahay tababarada joogtada ah ee xisbigu ku dhisayo garaadka iyo awoodda hoggaaminta.

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska maamulka degmada xaraarey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share