Kaahin Yare Page

Kaahin Yare Page page ka rasmiga ah ee kaahin yare
like saar fadlan

07/07/2024

SANAD WACAN OO WANAAGSAN 1446
SANAD KHAYR BADAN RABBI HA INOOGA DHIGO

14/12/2022

Abgaal delivery😂😂

27/10/2022

Qof walowba ogow waxaad bartaada social media ha ku soo qorto adaa ka masuul ah Aakhiro iyo aduunba war halaga fiirsado waxa lasoo galinayo baraha bulshada

Magacii indho indho oo sawir ah
04/10/2022

Magacii indho indho oo sawir ah

12/02/2022

Merkuri ma rabaa?? Money mahaysataa?
Call me: messenger ka iigu reeb fariintaaada ama telephone kaaga

Waa wiil yar oo 3 sano mudo kudhow diyaarinayay  Buug uu kaqoray madax wayne axmed madobe  . Ugu danbayntii 20/11/21 ayu...
21/11/2021

Waa wiil yar oo 3 sano mudo kudhow diyaarinayay Buug uu kaqoray madax wayne axmed madobe . Ugu danbayntii 20/11/21 ayuu garoowe kula kulmay kuna gudoonsiiyay Buuggii uu ugu talo galay madax waynaha

18/11/2021

Ilaahay ha barakeeyo sheekheena sh cabdi rashiid sh cali suufi
Sii shere gareeya page kana like saara

29/07/2021

Meeshan mashaqaa kadhacday hhhhh

14/05/2021

Waa nin maanta diinta islaam ka soo galay
Daawo sida ay usoo dhaweeyeen dadka simaliyeed ألله أكبر

14/05/2021

6:00Am ilaa 9.00pm ayaan shaqeeyaa

16/03/2021

Masha Allah dhagaysi wanaagsan waa hadalo waano ah oo qalbiga kutaabanaya

Address

4 Km
Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahin Yare Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share