04/09/2026
π’ OGEYSIIS β BAAHIDA 3 MACALLIN π’
π« DUGSIGA SARE EE UGAAS HARUUN UGAAS DACAR
(Dugsiga Sare ee Degmada God-God)
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macallimiinta aqoonta, kartida iyo khibradda u leh maadooyinka hoos ku xusan in Dugsiga Sare ee Ugaas Haruun Ugaas Dacar uu u baahan yahay 3 Macallin, kuwaas oo kala ah:
π¨βπ« MAADOYINKA LOO BAAHAN YAHAY
π Xisaab (Mathematics) β 1 Macallin
π¬π§ English β 1 Macallin
𧬠Biology β 1 Macallin
π Fasallada: 9aad ilaa 12aad
π Goobta: Degmada God-God, Gobolka Afdheer
π SHURUUDAHA LAGA RABO MACALLIMIINTA
β
In uu haysto Degree/Bachelorβs Degree oo ku saabsan maadada uu dhigayo.
β
In uu leeyahay khibrad macallinnimo oo 4β5 sano ama ka badan.
β
In uu si wanaagsan ugu hadli karo Af-Soomaali iyo English.
β
In uu leeyahay karti iyo waayo-aragnimo ku filan baridda ardayda fasallada 9aadβ12aad.
β
In uusan lahayn wax balwad ah.
π° MUSHAARKA
40,000 Birr bishii π΅
π Guriga dagi lahayeen oo bilaash loo diyaarinayo
π CIDDA LA XIRIIRAYA
+251 923 908 666
+251 91 128 2221
+251915452209
π’ Fadlan la wadaag ogeysiiskan qof kasta oo buuxin kara shuruudaha.
π« Dugsiga Sare ee Ugaas Haruun Ugaas Dacar
Degmada God-God β Gobolka Afdheer