02/11/2024
Waxaan fadhiyey maqaaxi cunto markii wiil caato ah oo gacanta kusida xabbad sigaara ahi soo galay gudaha waa uu isla sheekaysanayey.muuqaalkiisuna soo- jiidasho ayuu lahaa . Gudaha ayuu soo gaadhay waa-uu qaylinaya isaga oo isku dayay inu uu qanciyo qof hortaagan oo aan noo muuqan waxa an ogaaday in uu waalan yahay shaqaalihi meherdda si murugo le ayey iigu yidhaahdeen laba bilood kohor wuu caafimaad qabay ๐ข