XAFIISKA MAAMULKA DEGMADA YAXOOB

XAFIISKA MAAMULKA DEGMADA YAXOOB Waxqabadka xafiiska maamulka degmada yaxoob

Masuuliyiinta mashruuca LLRP oo ay waheliyaan deeqbixiyayaal ka socda bangiga aduunka iyo hay'ada caalamiga horumarinta ...
16/01/2026

Masuuliyiinta mashruuca LLRP oo ay waheliyaan deeqbixiyayaal ka socda bangiga aduunka iyo hay'ada caalamiga horumarinta beeraha (IFAD) iyo maareeyaha LLRR ee dalka ayaa booqday biyogalinta Yaxoob oo dhawaan xadhiga laga jray.

Wafdigan iskudhafka ah oo uu horkacayo maareeyaha mashruuca LLRP ee DDS Mudane Mukhtaar Cabdi oo gaadhay degmada Yaxoob ee gobolka Erer ayaa deeqbixiyayaasha mashruuca LLRP maalgaliya soo tusay biyogalinta Yaxoob oo 20 km laga soo jiiday tuulada Dhamaajo ee toga Daakhato. Biyogalinta mushruucan oo si cilmiyaysan loo dhisay dhawaana xadhiga laga jaray ayay deeqbixiyayaashu boogaadiyeen tayada mashruuca oo wakhti xaadirkan adeeg biyo siiya bulshada Yaxoob iyo 2 tuulo.

Sidoo kale waxay wafdigu la kulmeen shirkadaha kala duwan ee shaqo-abuurka loo sameeyay ee mashruuca LLRP maalgaliyay kuwaas oo horumar fiican ka sameeyay.

23 January Maalinta Midnimada DDS23 January Waa Maalin Kusuntan Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Deegaanka Soomaalida
05/01/2026

23 January Maalinta Midnimada DDS

23 January Waa Maalin Kusuntan Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Deegaanka Soomaalida

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAFIISKA MAAMULKA DEGMADA YAXOOB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share