hamzemohomett

hamzemohomett HamziC

Geesi nimo kaweyn majirto inaad xoolahaga ku aminto god mugdi ah💔
23/06/2025

Geesi nimo kaweyn majirto inaad xoolahaga ku aminto god mugdi ah💔

Ciid mubarik
05/06/2025

Ciid mubarik

19/03/2025

13/03/2025
26/06/2023
Waxaan tacsida iyo tiiraan yada laqaybsanayaa dhamaan shacabkaDds gaar ahaan qoyskii iyo qarabadiiUuka baxay shihiid kor...
24/02/2023

Waxaan tacsida iyo tiiraan yada laqaybsanayaa dhamaan shacabka
Dds gaar ahaan qoyskii iyo qarabadii
Uuka baxay shihiid korniyl dacar
Ilahay samir iyo iimaan buuxa inagasiiyo ehwlkiisiina ilahay qalbiyadooda hauqaboojiyo

Ilahay haunaxariisto marxuumka iyo dhamaan intii la dhimatayba

Wllhi waan ka xumahay inay maalin walba wiilasheenu ku dhintaan meel aan munaasab ku ahayn beesha ciise
Wiilka ogadeen dhimashadiisa way jecelyihiin abaal iyo asxaan midna inooguma hayaan geerida geesiyaasheena maalin walba ku dhimanaya difaaca beesha ciise

Waxaan aad uga jeclaa maanta inay kudhintaan laascaanood iyagoo difaacaya walaalohood dhulbahante

Waa geeri joogto ah iyo garowsho la aan joogto ah

Fadllan ciidankeenu yuuna ku dhiman maalinkasta meel aan munaasab ku ahayn hiil qaran oon laguu ogayn waxaa dhanta hiil qabiil ood garowsho iyo garaba ka heli doonto

Rabi haunaxariisto marxuumka marti lajecel yahay ilahay haka dhigo 😭😭

Madaxweynaha DDS ayaa tobabar u soo xdihay kumanaan ciidanka ah oo ka qalin jabiyay kulliyadda tobabarka ee Garab-case.
10/01/2023

Madaxweynaha DDS ayaa tobabar u soo xdihay kumanaan ciidanka ah oo ka qalin jabiyay kulliyadda tobabarka ee Garab-case.

Really  Tv
06/01/2023

Really Tv

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+251919855197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hamzemohomett posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share