Somali Investment and Industry Bureau

Somali Investment and Industry Bureau The Somali region investment and Industry Bureau (SIIB) is a government organization established in 1991 to promote private investment in the region.

የፌዴራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች በጋምቤላ ክልል ጋምቤላ ወረዳ ካርሚ ቀበሌ የአረንጓዴ አሻራ ችግኝ ተከላ መርሃ ግብር አካሄዱ ጋምቤላ ነሀሴ 3/2018...
09/08/2026

የፌዴራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች በጋምቤላ ክልል ጋምቤላ ወረዳ ካርሚ ቀበሌ የአረንጓዴ አሻራ ችግኝ ተከላ መርሃ ግብር አካሄዱ

ጋምቤላ ነሀሴ 3/2018(ኢ.ኢ.ኮ):-

የጋምቤላ ክልል መስተዳደር ፕሬዚዳንት አለሚቱ ኡሞድ ፣የኢትዮጵያ ኢንቨስትመንት ኮሚሽን ምክትል ኮሚሽነሮች አቶ ዳጋቶ ኩምቤ እና አቶ ዝናቡ ይርጋን ጨምሮ የፌዴራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች በጋምቤላ ክልል በጋምቤላ ወረዳ በሚገኘው ካርሚ ቀበሌ ከአካባቢው ነዋሪዎችና አመራሮች ጋር በመሆን በሚል መሪ ቃል የአረንጓዴ አሻራ ችግኝ ተከላ መርሃ ግብር አካሂደዋል።

አስፈጻሚዎቹ በወቅቱ እንደገለጹት፤ ለአካባቢ ጥበቃ እና ለኢንቨስትመንት ምቹ ምህዳር መሻሻል የአረንጓዴ ልማት ስራዎች ከፍተኛ አስተዋጽኦ ያላቸው በመሆኑ የተጀመሩትን የችግኝ ተከላ እና እንክብካቤ ስራዎች አጠናክረው እንደሚቀጥሉም ተናግረዋል።

Federal, Regional, and City Administration Investment Executives Conduct Green Legacy Tree Planting Program in Karmi Kebele, Gambella Woreda, Gambella Region
Gambella, August 9, 2026 (EIC):

Investment executives from federal, regional, and city administrations—including the President of the Gambella Regional State, Alemitu Umod, and the Deputy Commissioners of the Ethiopian Investment Commission, Mr. Dagato Kumbe and Mr. Zynabu Yirga—conducted a Green Legacy tree planting program alongside local residents and leaders in Karmi Kebele, Gambella Woreda, Gambella Region, under the theme "Let Us Plant Hope."

During the event, the executives stated that green development initiatives contribute significantly to environmental protection and the enhancement of a favorable investment climate. They further affirmed their commitment to strengthening and continuing the ongoing tree planting and nurturing efforts.

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

የኢትዮጵያ ኢንቨስትመንት ኮሚሽን ኃላፊዎች የተመራ ከፍተኛ የልዑካን ቡድን የፌደራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች የጋራ ግምገማ እና የምክክር መድረክ የሚካሄ...
07/08/2026

የኢትዮጵያ ኢንቨስትመንት ኮሚሽን ኃላፊዎች የተመራ ከፍተኛ የልዑካን ቡድን የፌደራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች የጋራ ግምገማ እና የምክክር መድረክ የሚካሄድበት ጋምቤላ ከተማ ገቡ።

ጋምቤላ ነሐሴ 1/ 2018 ዓ.ም. (ኢ.ኢ.ኮ)፦ የኢትዮጵያ ኢንቨስትመንት ኮሚሽን ምክትል ኮሚሽነሮች አቶ ዳጋቶ ኩምቤ እና አቶ ዝናቡ ይርጋ ጨምሮ የሁሉም ክልሎች የኢንቨስትመንት ሀላፊዎች በጋምቤላ ክልል በሚካሄደው ክልላዊ የኢንቨስትመንት ጉባኤ ለመሳተፍ ወደ ጋምቤላ ከተማ ገብተዋል።

ልዑካኑ ጋምቤላ አውሮፕላን ማረፊያ ሲደርሱ የጋምቤላ ክልል የኢንቨስትመንት ኮሚሽን ኮሚሽነር የሆኑት ዶ/ር ሉ ኦቡፕ ጨምሮ የጋምቤላ ክልል ከፍተኛ የመንግሥት ኃላፊዎች እና የሚመለከታቸው ተቋማት አመራሮች በደማቅ አቀባበል ተቀብለዋቸዋል።

በነገው ዕለትም የፌደራል፣ የክልል እና የከተማ አስተዳደሮች የኢንቨስትመንት አስፈጻሚዎች በጋምቤላ ከተማ በ2018 በጀት አመት ዕቅድ አፈጻጸም ላይ ውይይት የሚያደርጉ ይሆናል።

High-Level Ethiopian Investment Commission Delegation Arrives in Gambella for Joint Review and Consultative Forum

Gambella, August 7, 2026 (EIC):

Deputy Commissioners of the Ethiopian Investment Commission, Mr. Dagato Kumbe and Mr. Zinabu Yirga, along with investment heads from all regional states, have arrived in Gambella City to participate in the regional investment summit being held in the Gambella Region.

Upon their arrival at Gambella Airport, the delegation—led by EIC Deputy Commissioners Mr. Dagato Kumbe and Mr. Zinabu Yirga—was warmly welcomed by Dr. Lou Obup, Commissioner of the Gambella Regional State Investment Commission, alongside senior regional government officials and leaders from relevant institutions.

Tomorrow, investment executives from federal, regional, and city administrations are scheduled to hold consultative discussions in Gambella City regarding the performance and plan ex*****on for the 2018 Ethiopian Fiscal Year.

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

Saaka waxaa guud ahaan Deegaanka  laga beerayaa 2.85 milyan oo geed.Masuuliyiinta sare ee xukuumadda DDS, oo uu ugu horr...
03/08/2026

Saaka waxaa guud ahaan Deegaanka laga beerayaa 2.85 milyan oo geed.

Masuuliyiinta sare ee xukuumadda DDS, oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa saaka ka qayb galay ololaha dhir-beerista ee qaybta Jigjiga.

Waxaa dhankooda dhirbeeristan saaka qaybka ahaa shaqaalaha & masuuliyiinta Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha DDS oo ay ugu horreeyan masuuliyiinta Xafiiska mudane Axmed rashiid cabdille & marwo Saynad xaaji aadan..

Guud ahaan deegaanka, maanta waxaa dhirta laga beerayaa 91 goobood oo baaxaddoodu dhan tahay 1,050.44 hektaar, kuwaas oo ku kala yaalla dhammaan degmooyinka iyo maamul-magaalooyinka deegaanka.

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

‎Ol'olaha Barnaamijka Dhiigshubista oo qayb ka ah barnaamijka Tabarucaarka bilaha xagaaga ayaa maanta lagu qabtay gudaha...
23/07/2026

‎Ol'olaha Barnaamijka Dhiigshubista oo qayb ka ah barnaamijka Tabarucaarka bilaha xagaaga ayaa maanta lagu qabtay gudaha xarunta Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha DDS.

‎‎Hadaba, ol'olaha dhiig-shubistan oo ujeeddadiisu tahay xoojinta kaydka dhiigga iyo dhiirrigelinta bulshada ee wax wada qabsiga ayay maanta dhiigeedo shubeem masuuliyiinta & shaqaalaha xafiiska oo uu ugu horeey Wasiirka xafiiska mudane Axmed rashiid cabdille & kuxigeenka xafiiska Mudane ibraahin sheekh axmed iyo shaqaala waynaha xafiiska ‎Ol'olahan Tabarucaarka bilaha xagaaga ayaana si hufan uga socda guud ahaan dalka iyo deegaanka.

DHAMMAAD
Xafiiska Maalgalinta & Warshadaha DDS
Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha..( PR)

* Ku Xidhnaw Bogga Rasmiga ah ee Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha DDS.
Riix Linkigan hoose https://www.facebook.com/SomaliInvest?mibextid=ZbWKwL


Mas’uuliyiinta Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha DDS, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay shaqaalaha xafiiska, kaas...
12/06/2026

Mas’uuliyiinta Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha DDS, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay shaqaalaha xafiiska, kaas oo lagu qiimeynayay geeddi-socodkii doorashadii dhawaan ka qabsoontay dalka iyo deegaanka, isla markaana lagu xoojinaayay jihooyinka shaqo ee mudnaanta la siinayo xilliga doorashada kaddib.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray waxna layskaga waydiiayay habsami-u-socodkii doorashada, casharradii laga bartay, iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada-shaqaynta iyo hufnaanta adeegyada uu xafiisku bulshada u hayo. Sidoo kale, waxaa si qoto dheer looga dooday qorshayaasha horumarineed ee la doonayo in lagu dardargeliyo maalgashiga, warshadaha iyo kobcinta adeegyada qurbajoogta

Mas’uuliyiinta xafiiska ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay shaqogalka xafiiska & in la xoojiyo dadaallada lagu horumarinayo adeeg-bixinta, kor u qaadista iyo abuurista jawi ku habboon shaqada uu xafiisku bulshada u hayo...

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

Ciid Mubarak dhamaan Muslimiinta dunida gaar ahaan shacabka DDS. 🌙✨Wasiirka Xafiiska Maalgalinta & Warshadaha DDS Mudane...
26/05/2026

Ciid Mubarak dhamaan Muslimiinta dunida gaar ahaan shacabka DDS. 🌙✨

Wasiirka Xafiiska Maalgalinta & Warshadaha DDS Mudane Axmed Rashiid Cabdille ayaa Munaasabadda barakaysan ee Ciidda awgeed, shacabka Deegaanka iyo guud ahaan Muslimiinta Dalka & Caalamka ugu hambalyeeyay munaasabada ciida aw'geed una rajeeyay farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo. inuu illahay ku gaadhsiiyo ciidan ciideeda...

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

Fariinta Raysal'wasaare Abiye Axmed (Dr.)‎‎"Bishii Agoosto ee la soo dhaafay, waxaan heshiis weyn la saxiixanay Dangote ...
17/05/2026

Fariinta Raysal'wasaare Abiye Axmed (Dr.)

‎"Bishii Agoosto ee la soo dhaafay, waxaan heshiis weyn la saxiixanay Dangote si loo dhiso 3 milyan metrik ton oo bacrimin ah sannadkii. Bishii Oktoobar ee sanadkan, waxaan si rasmi ah u bilownay dhismaha mashruuca. Mashruucani wuu ka balaadhan yahay kaabayaal, Waa maalgashi istiraatiji ah oo ku aadan isbeddelka beeraha ee Itoobiya, madaxbannaanida cuntada, horumarinta warshadaha, iyo isku-filnaanshiyaha dhaqaale.

‎Marka la dhammystiro warshaddani bacriminta waxay kor u qaadi doontaa awoodda wax-soo-saarka gudaha, waxay yaraynaysaa ku tiirsanaanta bacriminta dibadda laga keeno, waxay taageertaa malaayiin beeraleydeenna ah, waxayna furi doontaa fursado cusub oo maalgashi iyo shaqo abuur.

‎Saaka, waxaan gaadhnay magaalada Goday aniga iyo Aliko Dangote si aan u booqdo goobta mashruuca Laga fulinayo si aan u qiimeeyo sida shaqadu u socoto. Xawliga shaqada ee guud ahaan goobta mashruucu waa mid dhiirigelin leh. Dhismaha qaybaha kala duwan ee mashruuca ayaa ku socda sidii qorshuhu ahaa, taasi oo ka tarjumaysa sida ay uga go’an tahay iyo wada shaqaynta lagu dhamaystirayo mashruucan baaxadda leh ee qarankan muhiimka u ah".

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

17/05/2026

Wafti sare oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha JDFI, Dr. Abiy Axmed, maal-qabeenka Aliko Mohammad Dangote iyo masuuliyiin kale, ayaa Garoonka Diyaaradaha Ugaas Miraad Layli waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar.

Dhanka kale, waftigu ayaa booqday warshadda bacriminta ee Goday.

Warshaddan oo kamid ah warshadaha ugu waaweyn bacriminta ee caalamka, ayaa waxaa maalgelinaya maal-qabeenka Aliko Maxamed Dangote, waxaana ku baxaysa lacag dhan 2.5 bilyan oo dollar.

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

07/05/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, iyo masuuliyiin kale ayaa booqday warshadda soo saarta saliidda ee Ama oo ku taalla Ismaamulka Diridhaba.

Maalgashiga Warshadahu waxuu kaalin wayn ka qaataa kobaca dhaqaalaha & shaqo abuurka bulshooy yaanla moogaan maalgashiga warshadaha DDS...

Follow us Somali Investment and Industry Bureau

Waxaa magaalada Jigjiga maanta laguqabtay xaflad  lagu kala saxeexday heshiis is-afgarad (MoU) ah oo dhexmaray Guddiga/U...
02/05/2026

Waxaa magaalada Jigjiga maanta laguqabtay xaflad lagu kala saxeexday heshiis is-afgarad (MoU) ah oo dhexmaray Guddiga/Ururka Qurbajoogta Deegaanka iyo Bagigga Dalka Commercial Bank of Ethiopia, iyadoona uu taageero balaadhan uu ka gaystay Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha DDS. Heshiiskan ayaa lagu doonayaa in qurbajoogta deegaanka lagu dhiirrigaliyo si ay maalgashi toos ah uga sameeyaan deegaanka, dhanka kalana la horumarinayo loona fu'daydinaayo adeegyada bangiyada iyo hababka maalgelinta.

Qorshaha wajigiisa koowaad waxa diiradda lagu saarayaa dhismaha 100-gurri oo loogu talagalay qurbajoogta, guryahaas oo si buuxda u yeelan doonaan qurbajoogta looguna dhamaystiraayo adeegyada muhiimka ah sida koronto, biyo, wadooyin iyo adeegyo bulsho. Mashruucan ayaa lagu qiyaasay miisaaniyad dhan inay ku baxayso 3 bilyan oo birr, taas oo muujinaysa baaxadda iyo muhiimadda uu u leeyahay mashruucani Bankigga ayaa bixinaaya 90% halka qurbajoogta looga baahan yahay 10%

Munaasabada xafladan oo ay qayb ka ahaayeen bahwadaagta xafiiska ayuu dhankiisa Wasiirka Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha DDS, Axmedrashiid Cabdille, oo faahfaahin ka bixiyay heshiiskan, sheegay in uu yahay tallaabo muhiim ah oo soo dhawaynaysa qurbajoogta deegaanka fursadna u siinaysa inay ka faa'idaystaan deegaan kooda fursadaha maalgashi ee ka banaan Waxa kale oo uu xusay in qorshahan uu gacan ka geysan doono kobcinta abuurista fursado shaqo, iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah.

Ugu dambayn, heshiiskan ayaa la filayaa in uu noqdo mid horseeda xiriir dhow oo ka dhexeeya qurbajoogta iyo dalkooda hooyo, isla markaana kor u qaada kalsoonida maalgashi ee deegaanka, taas oo muhiim u ah horumarka

DHAMMAAD
Xafiiska Maalgalinta & Warshadaha DDS
Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha..( PR)

* Ku Xidhnaw Bogga Rasmiga ah ee Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha DDS.
Riix Linkigan hoose https://www.facebook.com/SomaliInvest?mibextid=ZbWKwL

Address

Somali Investment And Industry Bureau
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Friday 08:00 - 17:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Investment and Industry Bureau posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Investment and Industry Bureau:

Shortcuts

Share