Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ

Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ Caasimada Cagaaran, nadiifa waa hadafkeena!

07/04/2024

Nadiifinta goobta Jigjiga Grand Iftar 2024

26/02/2024

Maaeeyaha wakaalada bilicda iyo nadaafada MMJ, Eng Najax maxamad ayaa ka warbixiyay Ol'olaha halku dhigiisu yahay Wadajir.

Waxan saaka wacyigalinta baladhan la yeelanay qaybaha kala duwan ee bulshada xafada 1aad 2aad iyo 3aad  ee degmada karam...
19/01/2024

Waxan saaka wacyigalinta baladhan la yeelanay qaybaha kala duwan ee bulshada xafada 1aad 2aad iyo 3aad ee degmada karamardha

Waxan ku wacyigalinay in Wadoyinka ay ka qaadan

> Karyonayasha,
> bacaha suuqa dhaexdisa lagu dhex xidhayo ee nadafad ahaana aad u liitay
> Biyaha wasakhaysan ee laamida lagu shubo
> Qof walba inuu wajahadiisa ka nadifiyo qashinka gaar ahaan drainage ka
> Raashinka ama biyaha Wadoyinka lagu xidho inay ka qaadan
> waxan wacyigalin siinay wadoyinka lagu ibiyo bunka ama furashyada.

W/q: Agaasimka Degmada Karamardha cabdishakuur badri

Waxaa maalintii saddexaad galley shirka dood-wadaaga iyo wacyigalinta bulshada ee kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafad...
17/01/2024

Waxaa maalintii saddexaad galley shirka dood-wadaaga iyo wacyigalinta bulshada ee kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafadda caasimadda oo maanta loo qabtay bulshada ku dhaqan xaafadaha degmo hoosadka Kaaramardha sida; 1aad, 2aad, 3aad, 8aad, 9aad, 13aad, 14aad iyo 20aad.

Maareeyaha Wakaalada Eng. Najax Maxamed ayaa gabogabadii kula dardaarmey bulshada ku dhaqan xaafaddahaas in laga wada shaqeeyo sidii ay u ilaashan lahaayeen mashaaricaha la hirgalishey iyo dardar galinta ka shaqaynta bilicda iyo nadaafadda Magaalada

05/12/2023
23/11/2023
23/11/2023
17/04/2023
ISXIL-QAAN BULSHO.strip lights ayaa lagu sameeyay qaybo kamida wadooyinka magaalada iyadoo bulshadu qayb weyn ku lahayd ...
09/04/2023

ISXIL-QAAN BULSHO.

strip lights ayaa lagu sameeyay qaybo kamida wadooyinka magaalada iyadoo bulshadu qayb weyn ku lahayd si bilicda caasimada kor ugu kacdo.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share