Kooretooshe web

Kooretooshe web Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooretooshe web, Political organisation, Qumadaha, Jijiga.

13/08/2023

Mashariicda gobolka doolo

Oo sidi naf go day

Meel ayka baxa wayay
🤔

13/08/2023

📍XOG

MA OGSOONTAHA MISE MA
AMINSANTAHAY IN HADI MAMULKA
KHATUMO SSC. U USHURADAHA HADI UBIXIYO MADAMA LA TAGAAY HADA

WAXA DIR IYO DAROOD ISKU HAYSTAN .XAGA MAMULKA KHATUMO
WAA ARAGTI CUSUB OO AH XAGA
KURAASTA FEDERAL KA BARLAMANKA SOMALIA

IN KURAASTA TAALA MUQDISHO

AY HELYAN DAROODKU 72 KURSI
WANA TA AY KA DAALAMAYAN
XASAN GUURGURTE IYO HAWIYE
IYO ISAAQ .....

SIDAS NA WAXA KUBADANAYA KURASTA BEELAHA DAROOD .

26/04/2022
Magaalada Wardheer : waxaa ka qabsoomay afur-wadareed kulmiyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo hoggaaminta. Afur-wada...
26/04/2022

Magaalada Wardheer : waxaa ka qabsoomay afur-wadareed kulmiyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo hoggaaminta.

Afur-wadareedkan ayaa lagu qabtay barxadda wayn ee dugsiga hoose dhexe ee Maxamed Cabdi Dhoodi ee magaalada Wardheer. Waxaana ka soo qeyb-galay hoggaaminta sare ee gobolka Doollo iyo kuwa degmooyinka gobolka Doollo.

Afurkani oo loo qabtay in ka badan 400 qof ayay ugu dambayntii culimmo'awdiinka magaalada Wardheer madashaasi ka soo jeediyeeen kalmado wacyigelin ah.

Afurkan ayaa ahaa mid kulmiyay qeybaha kala duwan ee bulshada haddii ay tahay miskiin iyo masuulba ee ku dhaqan magaaladani Wardheer.

SRTV Somali

20/03/2022

MUUSE
SHAANI .
IYO
SNM TA HADA JIRTA

20/03/2022

SNM
BUUHOODLE MAXAY
KABADLI KARTAA
TAARIIKHDA AYADA IS QORTA
2012,

Address

Qumadaha
Jijiga

Telephone

+251931256955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooretooshe web posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share