24/04/2026
Degmada Gursum
Waxaa Maanta ka Qabsoomay Kulanka Hayadaha Amniga Degmada Gursum oo lagaga wada hadlay Qodobo Dhawr ah
1. Xaalada Guud ee Nabadgalyada Degmada
2. Dhimida sixirbarar
3. Ladagalanka Ganacsiga Sharci darada ah(Kootarabaanka)
4. Ka Hortagida waxkasta oo carqaladayn kara Doorashada
Waxaana la iskula qaatay in shaqooyinkaas la dar~dar galiyo Shaqooyinka Socdana Ladhamaystiro Boqolkiiba boqol
Kulankan waxaa kasoo qayb galay Laanta jibriga Ee Bombaas
Ugu danbayn waxaa la iska qaatay in Shaqooyinkaa Loo qabto si tayo leh
Lana qiimayn Doono Natiijada Kasoo baxda Todobaad walba
Xafiiska Maamulka Degmada Gursum