06/05/2026
๐ Qabridaharre
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay dhigista laamiga ugu dambeeyey ee waddooyinka Magaalada Qabridaharre oo dhan 2.8 KM, kuwaas oo h**e loogu sii diyaariyey miisaaniyadda magaalada.
Mashruucan oo ay fulinayso Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS ayaa door weyn ka qaadan doona hagaajinta isu-socodka, bilicda iyo horumarinta kaabayaasha magaalada.
Qabridaharre horumar muuqda ayay ku tallaabsanaysaa!