Xafiiska caafimaadka degmada xararey

Xafiiska caafimaadka degmada xararey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska caafimaadka degmada xararey, Government Organization, Jijiga.

degmada Xararey waxan manta ka bilownay olllelaha talalka jadeecada iyo adeega iski dhafka ah  Caruurta 5 sano ka yar  k...
21/05/2025

degmada Xararey waxan manta ka bilownay olllelaha talalka jadeecada iyo adeega iski dhafka ah Caruurta 5 sano ka yar kaas oo la rabo in lagu talaalo caruur dhan 4770 ilmod

February 21/24 Xafiiska caafimaadka degmada Xararey waxaa noo qaabsomay daahfurka ololaha talalka ka hortaga  cudurka da...
21/02/2025

February 21/24
Xafiiska caafimaadka degmada Xararey waxaa noo qaabsomay daahfurka ololaha talalka ka hortaga cudurka dabaysha ee loo yaqano polio

Xojinta talalka jogtada ah goobaha miyiga ah
16/11/2024

Xojinta talalka jogtada ah goobaha miyiga ah

Waxaan saaka. Si rasmi ah shaqada ugu bilownay xarunta caafimadka ee degmada   computer uur ku jirta ultrasound   kaas o...
12/11/2024

Waxaan saaka. Si rasmi ah shaqada ugu bilownay xarunta caafimadka ee degmada computer uur ku jirta ultrasound kaas oon rajeynayno inay ka faa iidaysan donan bulshaada degmada

WaxaN manta  manlinkii 5 aan wadna baadhista xanunka qaxada  TB catch up
05/05/2024

WaxaN manta manlinkii 5 aan wadna baadhista xanunka qaxada TB catch up

Xafiiska caafimaadka degmada Xararey  ................Waxaan  manta xafada magalada ka  fulaynay talalka jogtada si aan ...
04/04/2024

Xafiiska caafimaadka degmada Xararey ................

Waxaan manta xafada magalada ka fulaynay talalka jogtada si aan kor ugu qaadno oon qorshe ahaan ugu qadanay in mudo 3 malin ka wadno xafadaha magalada

14/12/2023
14/12/2023
Waxaa manta nafadad guud laga sameyya xarunta caafimadka ee Degmada xararey taas dhaaman shaqalaha xafiiska iyo kuwa xar...
23/05/2023

Waxaa manta nafadad guud laga sameyya xarunta caafimadka ee Degmada xararey taas dhaaman shaqalaha xafiiska iyo kuwa xaruntuba ka sameyen

Waxa malinkii 3 aad galay talalka  HPV  kaas oo ka wadnay dugsiyada kala duwan ee Degmada xararay
05/05/2023

Waxa malinkii 3 aad galay talalka HPV kaas oo ka wadnay dugsiyada kala duwan ee Degmada xararay

Shaqaalaha Xarunta Caafimadka Xararay Ee Gobalka Nogob ayaa Tuulo-hoosadyada hoosyomada gaadhsiiyay Talaalka Joogtada ah...
14/04/2023

Shaqaalaha Xarunta Caafimadka Xararay Ee Gobalka Nogob ayaa Tuulo-hoosadyada hoosyomada gaadhsiiyay Talaalka Joogtada ah ee Loogu talagalay Caruurta Kayar 1ka sano

Team ka oo uu hogaminhayay iskudiwaha Talaalka ee degmada Xaraaray ayaa Wacyigalin iyo Talaalba Gaadhsiyay tuulo hoosadyada degmada xararay ee aan lahayn adeeg caafimaad oo joogto ah.

Xafiiska Caafimaadka Xararey
April 14/2023

Address

Jijiga

Telephone

+251915134005

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska caafimaadka degmada xararey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share