Mac,hadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee DDS

Mac,hadka cilmibadhista  xoolaha iyo beeraha ee DDS agriculture

Mac,hadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee deeganka somalida oo la aas aasay sanadkii 2007 G.C/1994 EC ayaa wuxuu dedaal ugu jiraa hawlaha damaanad qaadka cuntada iyo kobaca dhaqaalaha deegaanka iyo dalkaba ee dhanka beeraha


the somali region pastoral and agro pastoral research institute ( SORPARI) was established in1994 E.C. 2007 G.C to generate and adopt appropriate technology and scientific solution challenges

Waxa kormeer  ku so sameyey habka ay shaqadu u socoto mareyaha center ka fafen oo lagu beeray dhul dhan 4 hiktar Calaf i...
20/03/2022

Waxa kormeer ku so sameyey habka ay shaqadu u socoto mareyaha center ka fafen oo lagu beeray dhul dhan 4 hiktar Calaf iyo siidh badin
sido kale waxay dhul banayn ku wadaan dhul kale oo lagu beerayo calaf cusub waxana ka warbixiyey mareyaha centerka fafen mudan cabdi maydhane iyo masuuliinti shaqada gacanta ku haysay

Address

Jijiga
SORPARI

Telephone

+251257753123

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mac,hadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee DDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mac,hadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee DDS:

Shortcuts

Share