23/08/2026
New mindset.
Creating positive change in good governance requires more than good intentions and strategies.
It requires new ideas, and the courage to re-think systems that leave people behind (political and development resilience).
A shift in perspective starts when we think outside the box ( qabiiilism) ama iskaashatism
Abuuritaanka isbeddel wanaagsan oo ku yimaada maamulka wanaagsan wuxuu u baahan yahay wax ka badan ujeeddooyin iyo xeelado wanaagsan (xasiliooni siyaasad iyo horumar waara).
Waxay u baahan tahay fikrado cusub, iyo geesinimada dib loogu fikiro nidaamyada dadka ka tagaya.
Isbeddelka aragtida wuxuu bilaabmaa marka aan ka fikirno meel ka baxsan sanduuqa (qabiilism) ama iskaashatism.
Waxaa haboon In laka saaro cida wadata codka shacabka (parlamaint) iyo cida maamulaysa shaqada adeega shacabka (maamulka magaacabida ah)
Sifo u u fududaado isla xisaabtanka dhabta ah Kuna gaadhno qanacsanaan shacab iyo maamul wanaagsan.