BARE TV

BARE TV Welcome to BARE TV, the official channel of the SREB. We're dedicated to streaming educational content that enriches and informs.

Tune in for engaging lessons, & vital awareness tailored for students & educators. Follow us to learn, grow & stay informed!

Waxaa saaka si rasmi ah guud ahaan dalka iyo Deegaanka looga daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sann...
08/07/2026

Waxaa saaka si rasmi ah guud ahaan dalka iyo Deegaanka looga daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2018-ka t.i. gaar ahaan qaybta lagu qaato waraaqaha.
Wasiirka Xafiiska Waxbarashada Mudane Maxamed Sheekh Aadan oo uu weheliyo Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS (PH. Dr.) Xuseen Xaashi Qaasim ayaa daahfuray imtixaankan oo ay u fadhiisanayaan arday dhan 13,206 arday oo 8,396 ka mid ah ay yihiin cilmiga dabiiciga ah, halka 4,810 arday ay yihiin cilmiga bulshada.

Imtixaankan oo socon doona muddo 3 maalmood ah ayay ardayda Deegaanku ku galayaan 6 goobood, iyadoo lix maado ay ku qaadanayaan mudada uu socdo imtixaanku.

Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Waxbarashada DDS Mudane Guuleed Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in imtixaankan la daahfuray saaka uu barbar socdo imtixaankii lagu galayay koombiyuutarka (Online), isagoo ardayda kula dardaaramay inay ilaaliyaan anshaxa imtixaanka si looga baaqsado qishka iyo waxyaabaha lamidka ah.

Xukuumada DDS waxay guul urajeynaysaa dhamaan ardayda saaka ufadhiisanaysa imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad

Xafiiska waxbarashada DDS BARE TV

29/06/2026
29/06/2026

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa sheegay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee S.D. 2018 t.i. uu si rasmi ah u bilaaban doono maalinta barri ah ee 23/10/2018 t.i.

Ogaysiis Dhamaan Ardayda Fasalka 12ka Waxa bari bilaami doona Imtixaanka Online-ka ee fasalka 12-aad kaso socon doona 23...
29/06/2026

Ogaysiis Dhamaan Ardayda Fasalka 12ka

Waxa bari bilaami doona Imtixaanka Online-ka ee fasalka 12-aad kaso socon doona 23-ka Sane ilaa iyo 16-ka Hamle, iyadoo Imtixaanka Online-ka lagu qadan doono 12 xarumood oo kala ah 2 Jamacadood ee Jigjiga Iyo Qabri-Dahar Iyo sido kale 10 gobood oo kale oo kuyala Deegaanka.

Imtixaanka Online-ka waxaa u fadhiisanaya 31% arday guud ee fasalka 12ka oo dhigaanta 5,938
Ardayda waxaa laga doonayaa inay wataan:
*Kaadhka gelitaanka imtixaanka (Admission Card)
*Aqoonsiga ardayga ama aqoonsi sharci ah
*Qalin loo oggol yahay
*Warqad Cad oo aan waxba ku qornayn.

Lama oggola inay la galaan:
*Taleefanka gacanta
*Saacad smart ah
*Bluetooth
*Sameecadaha dhegaha
*Flash disk
*Memory card
*Laptop ama tablet shakhsi ah iyo
Qalab kasta oo aan loo oggolayn.

Ugu danbaynti waxaan ka codsanaya ardayda bari bilabaysa Imtixaanka in ay wakhtiga iyo anshaxa imtixaanka ilaliyaan waliidkana sido kale waxan faraya inay ardayda horay uso diraan
Dhamaan Ardayda waxaan u rajaynaya guul iyo natijo wanagsan.

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 6-aad oo ka bilaamay maanta oo Arbaco ahayd Dalka iyo deegaankaba; iyadoo  xarunta g...
24/06/2026

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 6-aad oo ka bilaamay maanta oo Arbaco ahayd Dalka iyo deegaankaba; iyadoo xarunta gobolka Doollo ee Degmada Wardheer loogu talagalay inay u fadhiistaan imtixaanka fasalka 6aad arday dhan L 351 + Dh 318 = W 669 ayaa waxaa u fadhiistay arday tiradoodu dhantahay 655 arday oo u dhiganta 98%. Imtixaankaas Fasalka 6aad oo si nabad ah uga qabsoomay guud ahaan goobaha imtixaanka ee ku yaala Gobolkan Doollo oo loogu talagalay in ay imtixaanka fasalka 6aad uga fadhiistaan arday tiradeedu dhantahay L 1515 + Dh 1306 = W 2821 Arday

24/05/2026

Celebrating my 2nd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

αˆ›αˆ΅α‰³α‹ˆThe ministry of education is preparing to recruit talented and skilled students and teach them in federally establis...
16/05/2026

αˆ›αˆ΅α‰³α‹ˆ
The ministry of education is preparing to recruit talented and skilled students and teach them in federally established boarding schools. Accordingly, it wants to hire directors from all over the country who will lead these schools. Therefore, you should meet the following requirements and become a director of special boarding schools. For those who are interested in secondary school administrators, you can register using the link http://sbs.moe.gov.et/directors/apply

2018 academic year 12th grade national examinations address where examiners are practicing for examinations has been ann...
16/05/2026

2018 academic year 12th grade national examinations address where examiners are practicing for examinations has been announced.

-------------------------- // -------------------------

(May 07/2018 E.C) Repeated practice fills the lack of knowledge and skills; increases self confidence, the service stated.

Education Assessment and Examinations Service is preparing to give the 2018 academic year 12th grade national exam online (CBT).

By this, all examiners can use the link in the region or city administration where they are assigned, enter the admission number on the exam hall entrance card on the USER Name and enter 1234 on the Password.

Students can practice for the exam using desktop computers, laptops computers, tablets, phones and other electronic devices from May 07/2018 E.C. from 9:00 am to the exam.

The service explained that examinees can get admission cards from their schools and that we will give exams that students practice regularly.
Therefore, we request teachers, school management and parents to give all the necessary support to the students who are examined.

Get more information on the following link:-
Follow on Telegram - https://t.me/ethio_moe
Twitter - http://twitter.com/fdremoe
YouTube - https://www.youtube.com/-of-education-ethiopia
https://youtube.com/?si=anpfYzEGKOyRpaCi
α‰ αˆŠαŠ•αŠ­α‹²αŠ• - https://www.linkedin.com/.../ministry-of-education-ethiopia
Follow website - www.moe.gov.et

30/04/2026

Chemistry 12 Lesson 17

Address

Somali Regional State Education Bureau
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BARE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share