Xafiiska Maamulka Degmada God-god

Xafiiska Maamulka Degmada God-god Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Maamulka Degmada God-god, Government Official, God-god, Jijiga.

Nin dhalinyaro ah oo baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal laga duubay xili askari kamid ah ilaalada wadooyinka uu la da...
06/09/2025

Nin dhalinyaro ah oo baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal laga duubay xili askari kamid ah ilaalada wadooyinka uu la dagaalamaayay ayaa haayadaha amnigu qabteen sida sawirka hoose ka muuqato.

30/08/2025

Xabaal wadareed laga helay Dhagaxmadow.

Khidmada laga qaadayo Musharixiinta u tartamaysa Gudoonka Golaha Wakiillada Waqooyi Bari Soomaaliya.
19/08/2025

Khidmada laga qaadayo Musharixiinta u tartamaysa Gudoonka Golaha Wakiillada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Wariyaha wargayska caanka ah ee "The Reporter" ee lagu magacaabo Yonas Amare ayaa la sheegay in laga afduubtay Sheger Ci...
16/08/2025

Wariyaha wargayska caanka ah ee "The Reporter" ee lagu magacaabo Yonas Amare ayaa la sheegay in laga afduubtay Sheger City, Afduubkan ayaa la sheegay inay fuliyeen rag wajiyada soo xidhay oo aan wali la aqoonsan cida ay ahaayeen.

Raga afduubka sameeyay ayaa la sheegay inay qabeen dhar millitary iyo maskiga wajiga lagu xidho, si lamid ah raga ayaa la sheegay inay teleefoonada ka qaadeen dadka dariska ah si aysan u duubin wax muuqaal ah ama u qaadin sawiro, sidoo kalena amray inaysan ka hadli karin xaalada dhacday.

Booliska magaalada Addisababa oo lala xidhiidhay ayaa sheegay inuusan u xidhnayn iyaga, dabagal ay sameeyeen qoyska iyo saaxiibada Yonas si loo ogaado meeha la geeyay ayaan lagu guulaysan wali.

Xuska sanad guurada 41-aad ee Ururka wadaniga ah ee ONLF ayaa si weyn looga xusayaa guud ahaan meelaha shacabka soomaali...
14/08/2025

Xuska sanad guurada 41-aad ee Ururka wadaniga ah ee ONLF ayaa si weyn looga xusayaa guud ahaan meelaha shacabka soomaaliyeed ku suganyihiin, ONLF oo ah ururka kaliya ee mudada ugu dheer xabashida la dagaalamaayay ayaa xuskooda si gaar ah looga dareemayaa nmagaalada Jigjiga.

Maanta waa dharaarti Ogaadeenya dhalatoo.
Maanta waa dharaarti Ogos lagu dhawaaqo.
Maanta waa dharaarti wadanigu is dhaarsadee.

Diyaarada fligh-keedu ahaa Lberia fligh IB-579 oo ka kacday garoon ku yaalo magaalada Madrid ayaa durba la dajiyay kadib...
06/08/2025

Diyaarada fligh-keedu ahaa Lberia fligh IB-579 oo ka kacday garoon ku yaalo magaalada Madrid ayaa durba la dajiyay kadib markay shimbir ku dhacday afka h**e ee diyaarada oo uu soo gaadjau burbur xoogan, dadka ayaa galay xaalad deg-deg ah waxaana loo xidhay bacaha Oxygenta diyaarada ilaa xaalada laga dajiyay.

Falkan oo dhacay maalinti axada ayaa baraha bulshada qabsaday kadib burburka xoogan ee afka h**e ee diyaarada soo gaadhay oo dad badan su'aal ka keeneen.

02/08/2025

Odayaasha magaalada Afcade oo xukuumada ku dhaliilay siday qaabdhismeedka cusub u dhistay.

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqday in hoos loo dhigay kharashka jaamacadaha, amarkan ayaa la sheegay inuu hirgali doono 1, S...
31/07/2025

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqday in hoos loo dhigay kharashka jaamacadaha, amarkan ayaa la sheegay inuu hirgali doono 1, September ee sanadkan.

26/07/2025

Daa'uud Cabdi Ismaaciil oo kamid ah odayaasha dagmada Baarey ee gobolka Afdheer ayaa ka hadlay cabashada ay qabaan.

Magaalada Dharaaye oo ku taalo wadada Isku xidhl gobolada Afdheer iyo Shabelle ayaa shacabku xidheen kadib mudaharaadyo ...
25/07/2025

Magaalada Dharaaye oo ku taalo wadada Isku xidhl gobolada Afdheer iyo Shabelle ayaa shacabku xidheen kadib mudaharaadyo halkaas ka bilowday. Wadadan ayaa muhiim u ah isku socodka deegaanka waana wadada isku xidho gobolada Liibaam, Daawa iyo Afdheer kuna xidha deegaamla intiisa kale.

Address

God-god
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Maamulka Degmada God-god posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share