22/04/2025
waa in sharciga la hor keeno Direyskana laga saaraa Si cadaaladu u sareyso Ninka videoyadii cabdi ilay oo kale soo duubaya asna waa in dib u habeyn lagu sameeyaa saas dad ku maamuli maayee mustafe wlalkii ninkii dilay ilaa hada ayay ka meydhimi laadahay oo uu aamusi laayhay asagoo ka maqnaa lkn odeyga wiilkiisa asagoo hor taagan baa la dilay Abiy Ahmed Ali Cabdi Qasim Boqorka Jidwaaq Absame Khadar Adan Jijiga university