30/09/2026
1) Tulevilla kirjamessuilla nähdään ennätysmäärä ohjelmia, kieliä ja toivottavasti myös kävijöitä! Luvassa ensi kertaa lavaohjelmaa somalinkielellä Monikielisen kirjaston ja Helsingin kirjamessujen yhteistyössä järjestämänä.
Tsekkaa kaikki kirjamessujen ohjelmat verkkosivuilta ja lämpimästi tervetuloa!
Lisätietoa suomeksi ja somaliksi löydät Instagram sivultamme.
2) Nimco Noor: Micnaha iyo muhiimadda afkaaga hooyo
Waxaan ka hadlayaa muhiimadda uu afka hooyo u leeyahay koboca carruurta, dhismaha is aqoonsigooda, waxbarashadooda iyo fayoobidooda.
Waxaan iftiiminayaa sida afka hooyo, marka uu xooggan yahay uu u taageero barashada afafka kale, doorka ay waalidiinta iyo dugsiyadu ku leeyihiin kobcinta carruurta ku barbaarta laba ama in ka badan oo luqadood iyo sababta ay muhiim u tahay in carruurta loo ilaaliyo lana xoojiyo afkooda hooyo si ay u yeeshaan is aqoonsi sugan iyo mustaqbal wanaagsan.
3) Lääkärit Hibo ja Ibrahim: Akhriska iyo doorka uu ku leeyahay caafimaadka
Dhakhaatiirta Hibo Abdulkarim iyo Ibrahim Ahmed, oo ku takhasuusayo daryeelka waayeelka, waxay ka wada hadli doonaan siduu akhrisku u taageero maskaxda, niyadda iyo caafimaadka qofka weyn iyo qofka gaboobaya.
Waxay si gaar ah u eegayaan muhiimadda akhriska sheekooyinka luqadda hooyo: sida ay u xoojiso fahamka, aqoonsiga iyo xasilloonida nafsiga, iyo sida akhriska luqado badan uu u noqon karo awood dheeri ah oo qofka iyo bulshada u wada timaada.
Barnaamijkan wuxuu soo bandhigayaa aragtida dhakhtarka oo akhriska, qayb ka mid ah wanaagga guud oo nolosha, ee aan ahayn daawo. Kusoo dhowaada hadal xirfad leh oo ku saabsan akhriska, luqadda iyo caafimaadka!
4) Tervetuloa Helsingin kirjamessuille kuulolle lauantaina 24.10.2026 klo 17 alkaen. Molemmat ohjelmat järjestetään Kallio-lavalla. Nähdään siellä!