02/09/2026
Waxa aan galabta Booqasho ku gaadhay Xasan Xuseen Codyare oo ah shakhsi qiimo badan ku leh dalka h**ena u soo noqday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL iyo Xildhibaan golaha Wakiilada ah. Waxa aan u rejaynaa Caafimaad taam ah.