Abwaan Camaari

Abwaan Camaari Abwaan Camaari is a Somali winner award poeter and social activist🇸🇴 Abdikarim Hassan Mohamed
(5)

30/08/2026

Gabay Habaar ah oo yaab leh Abwaan Jiheeye waalagu kalaifay ee xaqiisa hala siiyo Xabsigana halaga siidaayo

25/08/2026

Halis weynaa Bal ninkaan waxa ku dhacay eeg Tolow dhabarku ma u fiyowyahy

23/08/2026

Ha u aadin waddan kale, hana isku hallayn dhakhtar maanta ku qallaya oo berri safri kara. Samakaal Hospital waxaa ku jooga dhakhtar Soomaaliyeed oo khabiir ku ah beddelidda jilbaha, kuna garab taagan qalliinka ka hor iyo kadib.

Samakaal Hospital — Daryeel joogto ah iyo dhakhtar aadan waayi doonin.
Wac 0617699929

22/08/2026

Nibkaan waxbaa ku dhacay bal Daawo

22/08/2026

Waa muuqaal halis ah Waraabe ayaa lagu fasaxay gabdhaan miskiinta ah

Jumca wanaagsan Waxaan ku biiray oroddada baaskiilka Ali Updy
21/08/2026

Jumca wanaagsan Waxaan ku biiray oroddada baaskiilka Ali Updy

19/08/2026

Ha igu qaldamina

19/08/2026

Mucjiso Caasimadii Yuhdu dhulka ay xooga ku heystaan aya Boqolaal kun oo tukayaal ah ayaa hareeyay oo qeylo iyo argaga ku riday Somalidu maxay tiraa marka Tukuhu kugu mereysto?.

18/08/2026

Ma tahay qof uu sigaarku dhibaato ku hayo? Mise waxaad leedahay qof ehelkaaga ah oo la dhibban sigaarka?

**Ha sugin inta dhibaatadu kasii weynaanayso!** wac 617699929 Booqo **Dr. Xirsi**, oo ku takhasusay cudurrada neef-mareenka iyo daaweynta dadka doonaya inay sigaarka joojiyaan.

Dr. Xirsi wuxuu kugu diyaar yahay **Isbitaalka Samakaal**.

📍 Zoobe, Laami-yaraha
**Samakaal – Caafimaadkaaga ayaa mudnaanteenna koowaad ah.**

15/08/2026

Bal ila daawo muuqaalkaan Shiidku mararka Qaar Da’daada xitaa wuu ku ilowsiiyaa U wax Sxbkaa da’diisa garan ka 😀😀

Address

London
E50QR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Camaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Abwaan Camaari:

Shortcuts

Share