Jaaliyadda Galmudug Ee Switzerland

Jaaliyadda Galmudug Ee Switzerland Halkaani waa bar kulanka rasmiga ah ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฒr ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ee dalka Switzerland.

26/08/2026
Qeybgal 2 aad Sawirada Xafladii xalay
23/08/2026

Qeybgal 2 aad Sawirada Xafladii xalay

Xuska 20-guurada Galmudug ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™Xalay magaalada Zรผrich waxaa si heer sare ah loogu qabtay xafladda 20-guurada Galmudug, oo ...
23/08/2026

Xuska 20-guurada Galmudug ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

Xalay magaalada Zรผrich waxaa si heer sare ah loogu qabtay xafladda 20-guurada Galmudug, oo ahayd munaasabad qiimo weyn u leh bulshada Galmudug iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Guddoonka Jaaliyadda Galmudug ee Zรผrich, kuwaas oo soo qabanqaabiyey munaasabaddan quruxda badan, kana shaqeeyey isu keenidda bulshada iyo xuska taariikhda iyo horumarka Galmudug.

20 sano waa safar dheer oo ay ku jiraan caqabado, guulo iyo waayo-aragnimo badan. Waa fursad aan ku xusuusanno wixii lasoo maray, isla markaana aan uga fikirno mustaqbal wanaagsan oo ku dhisan midnimo, nabad, horumar iyo wadajir.

Hambalyo dhammaan shacabka Galmudug meel kasta oo ay joogaan. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

Galmudug 20 sano โ€” Taariikh, Midnimo iyo Mustaqbal.

๐ŸŽ‰ XUSUUSIN โ€“ 20 SANO GUURADA GALMUDUG ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดJaaliyadda Galmudug ee Switzerland waxay si sharaf leh idiinku casuumeen munaasa...
19/08/2026

๐ŸŽ‰ XUSUUSIN โ€“ 20 SANO GUURADA GALMUDUG ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Jaaliyadda Galmudug ee Switzerland waxay si sharaf leh idiinku casuumeen munaasabadda 20-guurada Aasaaska Dowlad Goboleedka Galmudug.

๐Ÿ“… 22.08.2026
๐Ÿ“ GZ Buchegg, Zรผrich
๐Ÿ•• 18:00 Uhr

๐Ÿค Ka soo qeybgal wanaagsan dhammaantiin!
Midnimo โ€ข Wadajir โ€ข Horumar ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyadda Galmudug Ee Switzerland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share