Dr Abdullahi Galib

Dr Abdullahi Galib Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Abdullahi Galib, Government Official, Dublin.

  caado maku dhacdaa???🤔Xiliga caadada ay ku jirto waxa ku dhaca:1. Waxaa yeraada wadna garaaceeda2. Waxaa hoos u dhaca ...
01/06/2022

caado maku dhacdaa???🤔

Xiliga caadada ay ku jirto waxa ku dhaca:
1. Waxaa yeraada wadna garaaceeda
2. Waxaa hoos u dhaca heer kulgeeda
3. Waxaa hoos u dhaca cadaadiska dhiiga
4. Cusbada ayaa jirka ku harta
5. Waxaa daciifa aboodeeda nafsiga ah
6. Daciifnimo jirka ah ayaa soo wajahda
7. Madax xanuun iyo neerfaha oo daciifa.

Sidaa darteed diinta 5 arkaan 3 kamid ah oo dedaalka u baahneyd waa laga khafiifiyey.
Sida, , iyo .
Hadii aan laga dayn lahayn rukuuca keliya wayaa ku sababi lahaa caadiska dhiiga oo awalba yeraa inuu sii yeraado oo nafteedana ay halis gasho!
Hadii diintii arkaanta 75% laga tuurey xiliga caadadu socoto..... Adiga maxaad ayada u sameysaa.......???

Raga qaar kamid ah waxaa laga yaabaa iney iska xanaaqaan, haduu meel yer ka xanuunsado ama wax yer oo murugo ah soo foodsaaraan, asagoonba ka warheynin in caadada aytahay dhiig bax loo dhiman karo. Oo haweenku markey ku dhacdo u keenta hoos u dhac ku yimaada cadaadiska dhiiga, taas oo nafteeda ay halis ku gali karto hadii howl adag ama naxdin yer ku timaado.
Intaan oo dhan oo dhibaato ah ayaa soo gaara haweenka, ka waran uurka iyo dhalmada?

Canuga hooyadii markey dhasho hadana naaska ayey siisaa, markaasuu ka nuugayaa maadada kaalshiyamka(calcium) wuxuuna ka soo miranayaal lafaheeda, iyo ilkeheeda, si uu u weynaado oo xoog iyo abood ugu yeesho.

Markaas ayuu leeyahay naag faaida malaha.
Ama hooyadii ayuu ku caasinayaa
Ama walaashii xaqeeda ayuu garan weynayaa
Ama gabadhiisa ayuu wax barashada u diidayaa
Aan ka xishoono xaqa haweenka.

W/Q Dr. Dooyow

Wa maxay HIV? Human immunodeficiency virus.Waa xanun dilaa ah kuso badanaya wadankena dhalin yaradana wacyi fiican aan k...
30/05/2022

Wa maxay HIV? Human immunodeficiency virus.
Waa xanun dilaa ah kuso badanaya wadankena dhalin yaradana wacyi fiican aan ka heysan ama iska ilowen inu jiro.
Maxa sababo : Virus
Qaabke ayuu ku gudbaa:
1: In lagu shubo qof dhiig aan la baarin
2: galmada
3: hooya qabta iney nuujis cunugeda
4: in la isla isticmalo sakinta , maqasta iyo cidiya gurka.
Caalmadaha lagu garan karo:
1: qandho said ah
2: weight ka ama mizanka qofka oo is dhimo malin malin ta ka danbeysa
3: inu u adkeysan waayo xanuno.
4: jirkisa oo daciif noqda

Side looga hortagaa:
Kafagow wax kasta aan kor kuso xusnay :
1:Sida galmada aanan sharciga aheyn
2: dhiig qof aanan labatin in lagu shubo bukan
3: hooyo qabta xanunka ineysan nuujin
4: in aad ka fogaato wax kasta bir kasameysan oo la isla isticmalo sida sakinta cidiya gurka IWw.

Side jirkeena u saameeya:
Waxu jirka ka dhiga difaac la aan wayo waxu dila uuna weera difaaca jirkeena qasatan : (( Helper T-cells , macrophages , iyo Dentritic cells)).

Qaabke loo daweya: malahan wax daawa ah.

12/05/2022

Casharka 1:
STD= sextual transmited disease
Xanunada ku faafa galamad, isla isticmalka cirbidaha, cidiya gurka, maqasta, sakiinta iyo waxi lamida.
Waa mahay cudurada faafa? Waa caabuqyo badana ku gudbo in la isku galmodo , dhiig qof xanunada faafa qabo oo aan la barin lagu shubo bukan kale , cirbad ama maqas bukan qaba xanunada faafa oo aan la nadiifin in bukan kale lo isticmalo.
Qeybaha ukala baxan xanunada faafa:
a: Syphilis.
B: HIv
C: hepatitis B,C.
D: Gonorrhea.
E: chlamydia.

Waxan ka hadli doona xanunka ugu horeyo warawow.
Waa maxay syphilis ama warabow: waa caabuq ku dhaca kaadi marenka , afka iyo qeybta danbe ee jirka (a**s). Waxa sababa Treponema Pallidum.
Qaabke ku gudbaa: waxu ku gudba Galmada.
Calamadaha u leyahy:
a: qandho b: nabaro kaso baxa maqarka
c: timaha oo go go’a.
Daawenta: waa Antibiotics ((Qalajiye lo yaqan penicillin)).
Sidee looga hor tagi karaa xanunada faafa:

1: Ka fogoow galmada aanan sharci ahen
2: kafogow inaad qof la isticmaasho Cinjir jar ama cinji gure, maqas , makinta garka iyo waxi lamid ah.
3: ka fogow Dentist🦷 aanan lahen goob nadaafadenada ay hagaag san tahay.
4: kafogow goobaha lagu so daadiyo cirbadaha laso isticmaalay.

Waxan rajeynaya inaad ka faaidesan donan
Lawadaag saxibadada si aan uga qeyb qaadano
Bad baada walalahen.
Mahadsandin.

11/05/2022

Asc saxibada aaan ku midownay baraha bulshada waxa ogeysinaya ina manta laga bilaabo aan bilaabi dono aqoon is weydaarsi ku saabsan cilmiga caafimadka waxan xooga saari doona hadu alle idmo inan wax ka ogaano xanunada ku dhaca: hawenka , caruurta , dadka waweyn iyo dadka la nool xanunada gaarka ah.
Lawadaag Sxbidada

Mahadsanidiin.

Address

Dublin

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdullahi Galib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share