12/06/2023
Asc dhaman dhalinyarada soomaliyed ee Padova iyo nawaxigeeda waxaan casuumad rasmi ah ka helnay walalheena markoo ee gobalaka veneto .
Waxaa la Naga rabaa inaan soo xadirno kulan kaas insha Allah