Naji Hussein

Call Directions Website Contact the organization

Naji Hussein “Nin Baahan Ninkii U Baahda Ayaa Tala Weyn U Baahan.”
(13)

Qurba Joogii Oo idin Leh Salaamullah Saxibayaal.Kuwaan ogahay baa igu dhegi doono bal haliga yara xishooda yac!!😂😂
12/09/2026

Qurba Joogii Oo idin Leh Salaamullah Saxibayaal.
Kuwaan ogahay baa igu dhegi doono bal haliga yara xishooda yac!!😂😂

11/09/2026

Ma ogtahay in hal mar oo aad Nabiga ﷺ ku sallido ay tahay camal aad u weyn?

Rasuulku ﷺ wuxuu sheegay in qofkii hal mar ku salliya, Alle ku sallinayo toban jeer.

Marka maxaa kaa hor istaagaya inaad tiraahdo:

اللهم صل وسلم على محمد ﷺ.

08/09/2026

• 2027 waxaa ka harsan 4 bilood.
• 2016 waxay ahayd 10 sano ka hor.
• COVID wuxuu bilowday 6 sano ka hor.
• Dadkii dhashay 1991 waxaa uga harsan 15 sano inay gaaraan 50 jir.
• Hadda waqtigan la joogo, 2007 way naga fog tahay marka loo eego 2040.

•Waqtigu si degdeg ah ayuu u socdaa.
•Jooji sugitaanka waqtiga ugu habboon.
•Bilow inaad dhisato nolol aad dhab ahaan rabto.

Dhalinyaradda Howshaan Weyn Culeeskeeda Dusha Saartay Aad Ban Ugu Mahadcelinayaa, Dadaalka Ay Wadaan Kuwa Kamira Dhaliya...
08/09/2026

Dhalinyaradda Howshaan Weyn Culeeskeeda Dusha Saartay Aad Ban Ugu Mahadcelinayaa, Dadaalka Ay Wadaan Kuwa Kamira Dhaliya Allah Ka Dhiga.

Bulshadda Ree Luuq-Ganane Waxan Ku Boorinayaa Iney Ka Qeyb Qaataan Hormarkaas, Waa Wax innaga Dhan Nawada Anfacaya, Waana Hormar Weyn Deegankenana U Baahan.

Luuq Marka Loo Eegga Xaga Wax Barashadda Waa Magaala Aad Ugu Fican Dhanka Wax Barashadda, (Public Library 📚) iney Heshaa Waa Lama Huraan
Waa in Halmeel loogu soo wada jeesada insha’Allah.

06/09/2026

Allah u naxaristo eedaday Haajira Barrow, Naxarista Janno Rabbi haka waraabiyo samir iyo iiman Allah naga waddasiiya dhamanteen.

Qabriga Allah u waasiciya, su’asha qabrigana Rabbi ha u fududeya, Aamiin.

Bun hadii lawaya badalkisa la helaa, ninka intan isku isticmala ka rayay Somalia😂
02/09/2026

Bun hadii lawaya badalkisa la helaa, ninka intan isku isticmala ka rayay Somalia😂

Caqabad xoogan ayaa ka tagay adeega [ EVC-PLUS ] iyo WAAFI Xagga Lacag Dirista ah, Ganacsatada ayaa walac xoogan ka muuj...
02/09/2026

Caqabad xoogan ayaa ka tagay adeega [ EVC-PLUS ] iyo WAAFI Xagga Lacag Dirista ah, Ganacsatada ayaa walac xoogan ka muujineysa.

illaa hadda wax jawaab ah lagama haaya shirkadda. HORMUUD lamana yaqaana ciladda xaga ay ka jirta.

Lacagtii kaash ka aheed waa loo darsaday, dalka Allah samata bixiyo, dhan walba caqabad adag ayuu wajahaya.

Geedi - Sahan Muuqaalkii uu ka dubtay degmadda Luuq-Ganane waa maxay Sawabta illaa hadda uu lasoo deyn la yahay?Waxaa ka...
14/08/2026

Geedi - Sahan Muuqaalkii uu ka dubtay degmadda Luuq-Ganane waa maxay Sawabta illaa hadda uu lasoo deyn la yahay?

Waxaa ka soo waregatay xiliga uu muqalka ka dubtay degmadda mudo (Labo Bilood) ah, ilaa hadda wax jwb ah lagama haaya,
imaatankiisa degmadda kaalin weyn ayey ka qaaten bulshadda ree Luuq, soo dhaweyn fican iyo la shaqeyn intaba waa uu ka helay mudadii uu jogay, muqaal qurux badan wuu ka diyaariyay, balse dhibka halka uu ka jira ilaa hadda waan fahmi la nahay sawabta uu usoo fasixi la yahay documentary gas.

Geedi Sahan - Somali Traveler muqalkas inaa soo fasaxda ayaan ka sugeyna hadii kale warcad ayey kaga fadhiyaan bulshada ree Luuq.

Luuq-Ganane Gedo Somalia 🇸🇴Jasiiradii Cagaarned, Dhulkii U Duga💚
22/07/2026

Luuq-Ganane Gedo Somalia 🇸🇴
Jasiiradii Cagaarned, Dhulkii U Duga💚

07/07/2026

“Luuq-Ganane Oo Nabad Ah Baa Salamullah idinka Soo Leyahay Saxibayaal,
Inaad Cafimaad Qabtan Baa idin Rajeynayaa Jallayaal Guuleysta.”

Address

Eastlight
Nairobi
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naji Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Naji Hussein:

Shortcuts

Share